Cadceed Academy

Cadceed Academy iyo dhamaan barashada cilmiga Technologiga. follow page

Cadceed Academy waxaad kahelaysaa barashada cilmiga teknoolojiyadda, sida sirdoonka macmalka ah, asaaska kombiyuutarka, vedio Editinka graphic designka iyo adeegsiga baraha bulshada.

23/11/2025

Waa maxay Ai
Casharka 1 aad

14/11/2025

Cadceed Academy Waxay bilowday Course Lugu baranayo Aiga Qaab fudud oo itus oo itaabsii ah
Haddaba nugu soobiir oo kamidno Saaxiibda Ku xiran si aan kuu tirsano.

Halkaan kalasoco Courseka.
👇👇👇👇
https://bit.ly/49mx5Az

⚠️ shabakadaha sida  Snapchat, Amazon, Canva iyo  Fortnite ayaa cilad ku timid maanta, taasoo keentay in adeegyada qaar ...
20/10/2025

⚠️ shabakadaha sida Snapchat, Amazon, Canva iyo Fortnite ayaa cilad ku timid maanta, taasoo keentay in adeegyada qaar aysan si buuxda u shaqeyn.
Cadceed Academy

08/10/2025

Baro Xirfad Cusub.

02/10/2025

Course Cusub, Barashara Microsoft Word.
Coursekaan waxaad ku bara doontaa Microsoft word, qaab fudud oo itusoo itaabsii ah
Haddaba nugu soo biir oo kamid Noqo asxaabta Nugu xiran

15/09/2025

Barashada Graphic Desinka. Bilow ilaa xad.

Graphic Design waa samaynta muuqaal farshaxan ah ah ayadoo la adeegsanayo isku darka sawir, qoraal iyo midab si loo abuuro naqshad fariin cad gudbinaysa.

14/08/2025

Ku soo dhowow muuqaal cusub. Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa ChatGPT-5, oo ah noocii ugu caqliga badan Chatgpt kaas oo ay soo saartay shirkadda OpenAI.


Cadceed Academy

10/08/2025

Sidee Chatgpt Su'aal loo waydiiyaa.

Haddii haad ku wareer saneed sida Chatgpt Su'aal loo waydiiyo
Muuqaalkaan waxaad ku baranaysaa side Chatgpt su'aal saxa loo waydiiyo

Cadceed Academy

02/08/2025

Waxaan dib uhabayn ku samaynay Logada iyo magaca aan ku leenahay baraha bulshada

Cadceed Academy

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadceed Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share