Xogsan Films

Xogsan Films Xogsan Films, waxa ay kuu soo gudbineysa Warar, warbixinno, barnaamijyo xiiso leh

08/11/2023

Qashinqaade xabad uga timid Qashin gudihiisa u Dhintay!

SUBXANA ALLAH.Wiil 11-jir ah ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Gaalkacyo.dhakhaatiirta isbitaalka la geeyay wii...
22/10/2023

SUBXANA ALLAH.

Wiil 11-jir ah ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Gaalkacyo.

dhakhaatiirta isbitaalka la geeyay wiilkaan ayaa xaqiijiyay in la kufsaday ka hor geeridiisa.

Laamaha amaanka ayaa xaqiijiyay in lahayo dad looga shakisanyahay falkaan argagaxa leh.

xigasho:- Shuuke Aadan Gurey.

 : Dowladda fadaraalka Soomaliya ayaa Maamul-gobaled cusub u aqoonsan tahay SSC-Khaatumo, oo dhawaan lagu dhawaqay ka di...
19/10/2023

: Dowladda fadaraalka Soomaliya ayaa Maamul-gobaled cusub u aqoonsan tahay SSC-Khaatumo, oo dhawaan lagu dhawaqay ka dib Dagaala Culus oo gobalka Sool ka dhacay.

Sidee u aragtaa talabadaan ma ku taagereysa Dowlada madaxweyne Xassan Sheikh?

Aragtidaada Nala Wadaag.👇👇

Address

Adado
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogsan Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogsan Films:

Share