Isha wanaaga TV

Isha wanaaga TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isha wanaaga TV, Digital creator, Adado.

Maalinkasta iyo hormar cusub yaa u dhaama Galmudug Madaxwayne Ahmed Abdi Kaarie?
25/02/2026

Maalinkasta iyo hormar cusub yaa u dhaama Galmudug Madaxwayne Ahmed Abdi Kaarie?

22/12/2025

Waqti dheer kadib Waxaan go, aan saday inaan Xamar soofiiriyo taasne waxaa sababay Raggaan oo Xamar amni ka dhigay.

Guulaysta madaxdayda โค๏ธ

25/11/2025

Galkacyo Galmudug Soomaaliya

24/11/2025

Waa Hadal qiimo badan runtii in meesha laga saaro Aflagaado iyo cay oo kaliya nin walba uu dadka kagado waxa uu uqabanayo iyo Istiraatiijiyada uu rabo inuu dalkaan ku hogaamiyo.

24/11/2025

Xalay intaa hurdaysay maxaa ka dhacay Gaalkacyo ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘๏ธ

22/11/2025

Galkacyo iyo maanta ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘๏ธ

21/11/2025

DEG DE: Gaalkacyo oo looga dhawaaqay doorasho qof iyo cod ah.

21/11/2025

GAALKACYO ๐Ÿ‘Œโค๏ธ

21/11/2025

Aragtidayda waxaan aaminsanahay in Beelaha d**o Waqooyiga Galmudug aad loo Ixtiraamo waa beelo dowlad nimada iyo Dimuquraadiyadda fahamsan, ayagane wax laga barto.

Waqooyiga Galmudug ๐Ÿค

Caawa oo khamiis ah 20-ka bisha waxaa magaalada Dhuusa-marreeb ee caasimadda galmudug lagu qabanaayaa munaasabadda bandh...
20/11/2025

Caawa oo khamiis ah 20-ka bisha waxaa magaalada Dhuusa-marreeb ee caasimadda galmudug lagu qabanaayaa munaasabadda bandhigga buugga hayaan-hage si gaar xafladdu waxa ay uga dhaceysaa hotelka BCQ.

Buuggan, waa mid waxbarasho waxa uuna diiradda saarayaa goโ€™aaminta nuuca shakhsiyadeed ee aad tahey, halka aad kaga habboon tahey waxbarashada & sida aad kaga guul-gaari karto hammiga kaa dhex guuxaya.

Wejigii 1-aad ee bandhigga buuggan, waxaa lagu qabtey magaalada Muqdisho habeen dambena waxa uu joogaa caasimadda galmudug ee Dhuusa-marreeb ee haddii aad joogto magaalada yuusan ku dhaafin habeenkan oo kaaley adna qaado buuggaaga.




Address

Adado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha wanaaga TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share