27/08/2026
📢 OGAYSIIS MUHIIM AH: DR. GORAAT WUXUU IMANAYAA CADAADO! 🩺
Waxaa dhammaan shacabka ku dhaqan Cadaado iyo deegaannada ku dhow dhow lagu ogeysiinayaa in magaalada Cadaado uu soo gaari doono Dhaqtarka caanka ah ee DR. GORAAT, 01/09/2026.
🩺 Dr. Goraat wuxuu magaalada Cadaado ku qaabili doonaa dadka u baahan adeegyada caafimaad ee uu bixiyo.
Dr. Goraat wuxuu leeyahay 9 sano oo khibrad caafimaad ah, isagoo kasoo shaqeeyay Kenya iyo Soomaaliya.
🔬 QALAB CASRI AH
Dhaqtarku wuxuu adeeggiisa ku isticmaali doonaa qalab casri ah oo laysar ah, si loo bixiyo adeeg caafimaad oo casri ah.
📍 GOOBTA LAGU QAABILI DOONO:
Hansan Policlinic – Cadaado
Waxay ku taallaa dhabarka dambe ee Shirkadda Somtel, dhanka waqooyi ee Geerashka Joofeey.
📞 WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR:
☎️ 0613491249
☎️ 0615468806
Radio Cadaado