Siirada nabiga scw

Siirada nabiga scw Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siirada nabiga scw, News & Media Website, Afgoye.

29/04/2023
Ramadaan mubaarik.Bahda page siirada nabiga scw  waxay bixinaysaa bakhtiyaa nasiib.Qabso nabar 1 ilaa 200. si aad u hesh...
06/04/2023

Ramadaan mubaarik.
Bahda page siirada nabiga scw waxay bixinaysaa bakhtiyaa nasiib.
Qabso nabar 1 ilaa 200.
si aad u hesho fadlan raaca shuruudahan.
1.Like garee page-kan.
2.ilke saar

Nasiib wacan

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐šSi aad uga   su'aalaha una hesho   kuu gaar ah raac tilmaamahaan ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ญ๐š:1- Like saar Page-ka ...
23/03/2023

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š

Si aad uga su'aalaha una hesho kuu gaar ah raac tilmaamahaan

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ญ๐š:
1- Like saar Page-ka - kamid noqo asxaabteena barta Facebook.
2- Share dheh Post ga - lawadaag asxaabtaada.
3- Ka jawaab su'aasha Comment ahaan.

F.G: Guuleestaha ugu horeeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya heli doona ABAALMARINTA.

MAHADSANIDIN


# garuubka siirada


#2023
#1444

07/01/2022

msh alh

Nabigu wuxuu ahaa midka ugu faseexada badan  Uguna cod wanaagsan uguna hadalka macaan inta Ilaahey abuuray oo dhan wuxuu...
23/09/2021

Nabigu wuxuu ahaa midka ugu faseexada badan
Uguna cod wanaagsan uguna hadalka macaan inta Ilaahey abuuray oo dhan wuxuuna yiri:-

(Carab aniga ayaa ugu fasiixa badan), hadalkiisu wuxuu ahaa xikmad xeel dheer,
Ummad kasta wuxuu kula hadlaayay luqadeeda u gaarka ah.

Faseexadiisa waxaa lala jeedaa (*Codkiisa*),

Msh alh sh xusen cali jabuti
23/09/2021

Msh alh sh xusen cali jabuti

24/07/2020

Nabigeena Muxammad NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Maka Al-mukarama, sanad lagu magacaabo Caamul-fiil,

Bisha Rabiicul-awal, ama loo yaqaano (mowliid) 12-keeda, Habeen Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd 571 miilaadi ,

Intii uu yaraa waxaa nuujiyay Hooyooyin badan waxaana kamid ahaa Xaliimatu Sacdiya, Oo iyada heysay Nebiga SCW ilaa uu ka gaaray 4 sano , ka dib waxay ugaysay Hooyadiisa Aamina ,

Hooyana waxay Heysay ilaa uu ka gaaro 6 sano, Dabadeed Hooyana wey dhimatay , kadibna waxaa kafaalo qaaday Awoowgiis C/mudalib ,

Awoowna Wuu dhintay isagoo Nebigu SCW jiro 8 sano , hadana waxaa ka faalo qaaday Adeerkiisa Abuu Daalib , Abuu Daalib wuu jeclaa Nebiga si fiican ayuuna u soo koriyay , Abuu Daalib ma uusan seexan jirin in dhinaciisa uu jiifo Nebiga SCW maahee, hadii uu meel aadayana wuu wadan jiray Nebiga SCW,

Nebiga Adeerkiisa Abuu-Daalib Wuxuu la joogay ilaa uu nin wayn ka noqdo , balse nasiib daro wuxuu ku dhintay Gaalnimo waana diiday inuu islaamo,

Nabiga SCW markii uu gaaray 25-sano ayuu guursaday Haweeney la yiraahdo Khadiija-Bintu-Khuweylid, oo aheyd Haweeney aad u sharaf badan , garoob ah , maal badanna laheyd, jirtayna 40 sano , waxayna u dhashay 6 caruur ah.

Nebigu markii uu gaaray 40 sano ayaa la diray oo laga dhigay Rasuul ,

Waxaana la amray inuu dadka ugu yeero towxiidka oo ah ilaahey inay caabudaan keligiis, markii 12 sano uu u yeeray dadkii deggenaa Maka iyo nawaaxigeeda aysanna rumayn dad badan ayaa la amray Rasuulka inuu u haajiro Madiina, isaga iyo asxaabtii rumaysaba.

Waxayna tageen Madiinatul-Munawara, si fiican ayaana loogu soo dhaweeyay , Nebiga markii uu soo galay Madiina dadku waxay usafteen jidka dhinacyadiisa, iyagoo soo dhaweeynaya qaadayana Heeso , Sacab iyo Durbaan , jacayl ay uqabaan awgiisa , Heesaha waxaa ka mid ahaa :-

*ุทู„ุน ุงู„ุจุฏุฑ ุนู„ูŠู†ุง * ู…ู† ุซู†ูŠูŠุงุช ุงู„ูˆุฏุงุน*

*ูˆุฌุจ ุงู„ุดูƒุฑ ุนู„ูŠู†ุง * ู…ุง ุฏุนู‰ ู„ู„ู‡ ุฏุงุนูŠ*

Nabiga markii uu soo galayey Madiina wuxuu saarnaa Hal Rukuub ah, wuxuuna kudagay Guriga AbuuAyuubul-Ansaari, Nabigu wuxuu walaalo kadhigtay Asxaabtii la soo hijrootay iyo asxaabtii Madiina degnayd, oo la kala oran jiray Muhaajiriin Iyo Ansaar, halkaas ayuuna kadhisay Dowladii Islaamka,

Nabiga Wuxuu kudhintay Madiina laguna Duugay isagoo jira 63 sano , wuxuuna nooga tagay Qurโ€™aan weyn, oo uusan imaaneyn Baadil hortiisa , iyo gadaashiisa, waxaana soodejiyay Allaha xikmadda badan ee lamahadiyo.

05/07/2020

Asc axpaapta page

19/05/2020

Kala soco page siirda nabiga scw

19/05/2020

ู†ุณุจ ุงู„ู†ุจูŠ ูˆู…ูˆู„ุฏู‡ ูƒุงู† ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ -ุตู„ู‘ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู‘ู…- ุฃุดุฑู ุงู„ู†ุงุณ ู†ุณุจุงู‹ ูˆุฃุนุธู…ู‡ู… ู…ูƒุงู†ุฉู‹ ูˆูุถู„ุงู‹ุŒ ูู‡ูˆ ู…ุญู…ุฏ ุจู† ุนุจุฏ ุงู„ู„ู‡ ุจู† ุนุจุฏ ุงู„ู…ุทู„ุจ ุจู† ู‡ุงุดู… ุจู† ุนุจุฏ ู…ู†ุงู ุจู† ู‚ุตูŠ ุจู† ูƒู„ุงุจ ุจู† ู…ุฑุฉ ุจู† ูƒุนุจ ุจู† ู„ุคูŠ ุจู† ุบุงู„ุจ ุจู† ูู‡ุฑ ุจู† ู…ุงู„ูƒ ุจู† ุงู„ู†ุถุฑ ุจู† ูƒู†ุงู†ุฉ ุจู† ุฎุฒูŠู…ุฉ ุจู† ู…ุฏุฑูƒุฉ ุจู† ุฅู„ูŠุงุณ ุจู† ู…ุถุฑ ุจู† ู†ุฒุงุฑ ุจู† ู…ุนุฏ ุจู† ุนุฏู†ุงู†ุŒ[ูก] ูˆู‚ุฏ ุชุฒูˆู‘ุฌ ูˆุงู„ุฏ ุงู„ู†ุจูŠ ุนุจุฏ ุงู„ู„ู‡ ู…ู† ุขู…ู†ุฉ ุจู†ุช ูˆู‡ุจุŒ ูˆูˆูู„ุฏ ุงู„ู†ุจูŠ -ุนู„ูŠู‡ ุงู„ุตู„ุงุฉ ูˆุงู„ุณู„ุงู…- ูŠูˆู… ุงู„ุงุซู†ูŠู† ุงู„ุซุงู†ูŠ ุนุดุฑ ู…ู† ุดู‡ุฑ ุฑุจูŠุน ุงู„ุฃูˆู„ ู…ู† ุนุงู… ุงู„ููŠู„ุŒ ูˆู‡ูˆ ุงู„ุนุงู… ุงู„ุฐูŠ ุชูˆุฌู‘ู‡ ููŠู‡ ุฃุจุฑู‡ุฉ ู„ู‡ุฏู… ุงู„ูƒุนุจุฉุŒ ุฅู„ู‘ุง ุฃู†ู‘ ุงู„ุนุฑุจ ุชุตุฏู‘ุช ู„ู‡ุŒ ูˆุฃุฎุจุฑู‡ ุนุจุฏ ุงู„ู…ุทู„ู‘ุจ ุจุฃู†ู‘ ู„ู„ุจูŠุช ุฑุจูŒู‘ ูŠุญู…ูŠู‡ุŒ ูู‚ุฏู… ุฃุจุฑู‡ุฉ ู…ุน ุงู„ููŠู„ุฉุŒ ูุฃุฑุณู„ ุนู„ูŠู‡ู… ุงู„ู„ู‡ ุทูŠูˆุฑุงู‹ ุชุญู…ู„ ุญุฌุงุฑุฉู‹ ู…ู† ู†ุงุฑู ุฃู‡ู„ูƒุชู‡ู…ุŒ ูˆุจุฐู„ูƒ ุญู…ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุจูŠุช ู…ู† ุฃูŠ ุฃุฐู‰ุŒ[ูข] ูˆู‚ุฏ ุชูˆููŠ ูˆุงู„ุฏู‡ ูˆู‡ูˆ ุญู…ู„ูŒ ููŠ ุจุทู† ุฃู…ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุตุญูŠุญ ู…ู† ุฃู‚ูˆุงู„ ุงู„ุนู„ู…ุงุกุŒ ููˆูู„ุฏ ุงู„ุฑุณูˆู„ ูŠุชูŠู…ุงู‹ุŒ ู‚ุงู„ -ุชุนุงู„ู‰-: (ุฃูŽู„ูŽู…ู’ ูŠูŽุฌูุฏู’ูƒูŽ ูŠูŽุชููŠู…ู‹ุง ููŽุขูˆูŽู‰).[ูฃ][ูค]

Address

Afgoye

Telephone

+252615713604

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siirada nabiga scw posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share