Radio raasi casayr

Radio raasi casayr Radio raasi casayr kahel war sugan

Update:Waxaa Sii xogsanaya Khilaafka Udhaxeeya maamullka Degmada bareeda iyadoo khilaafkan kasoo billowday Bishi Mey san...
29/08/2024

Update:Waxaa Sii xogsanaya Khilaafka Udhaxeeya maamullka Degmada bareeda iyadoo khilaafkan kasoo billowday Bishi Mey sanadka Sii dhamaanaya Kallafadhi la aan ku yimi xildhibaanada gollaha degaanka gudomiyaha Degmada oo kaashanaya maamulka gobollka Raasi casayr ayaa baajiyey In kabadan Sadex jeerr Oo loo balan Sanaa kalla fadhiga gollaha degaanka Degmada

Iskusoo wada duubo khilaafkan Oo ahaa mid inbadan
Soo jiitamayey Isla markaasna udhaxeeya gudoomiyaha degmada barreda iyo ku xigeenkiisa
Ayaa ah mid heerar badan soo marray kaas oo ay dhamaan ka gaabsadeen hayadihii ku shaqada lahaa oo ay ka mid yihin maamullka gobollka Raasi casayr wakiillada wasarada arimaha Gudaha gobollka Raasi casayr oo markii horre ahaa kuwi iska soo daba saaray waraaqaha astaynta Kalla fadhiga gollaha degaanka Degmada bareda

Dhanka kalle wasiirrka wasarada kaluumeysiga Dr: Abdi risaaq Abdulaahi xagaa Oo ah wasiir ku matalla gobollka Raasi casayr xukumada Puntland Ayaa khilaafkan Dhexda ka ga soo dhacay usagoo mid kamid ah gudomiye yaasha isku haya degmada ukalla hiliyey halka Gudomiyaha Degmada ay ka wada tirrsan yihiin xisbiga Ifiye oo uu wasirr xagaa ka yahay mullkiille. Halka gudomiye ku xigeenka Degmada uu kasoo jeedo xisbiga Tallada haya ee kaah

Ugu danbayn khilaafkan maamullka Degmada bareeda Ayaa ku sii xoogay sanaya farra gallinta wasiir kaluumeysiga Puntland DR:xagaa

Address

Puntland
Alula

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio raasi casayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share