10/08/2026
Siyaasi Abuubakar Sadiiq Ibnu Googooye oo Shaki Galiyay Jiritaanka Gobolka Raas-casayr wuxuu Eedeeyay Maamulka Gobolka Raas-Casayr in ay Dhamaystiri Waayeen Hayadihi Dawlada ee Shacabka Loogu Shaqayn Lahaa.
Maamulka Gobolka Bari ayaa Warqad Kasoo Saaray Dhacdo Ka dhacday Gobolka Raas-casayr oo Lagu Xalinayo xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso.