Radio Awdheegle FM

Radio Awdheegle FM Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio Awdheegle FM, Social Media Agency, Malable, Awdheegle.

Nasoo Raac- waxaan ixtiraameynaa araktidaada,anaga oo diirada Saari doona soo bandhigida horumarada iyo dhibaatooyinka ka jira Degmada Awdheegle iyo guud ahaanba Gobolka Sh.Hoose.

07/09/2026

Kulanka sanadlaha ah ee qor'aan-akhriska beesha garre oo sanadkan uu soo agaasimay gudoomiyaha gobolka Sh.hoose Mudane Abdifatah Siidii ayaa lagu qabtay Afgooye.

05/09/2026

Gudoomiyaha Degmada Afgooye Mudane Suldan Abdullahi Mohamed Osman Hiraabe iyo lataliyaha arimaha dib u dhiska hogaamiyaha K/galbeed Eng Salah sheikh Osman ayaa kormeeray Waddooyinka iyo Buundada Afgooye

05/09/2026

Taliyaha Cusub ee Saldhiga Degmada Wanlaweyn L/X/le Abdirahim Nur Ahmed ayaa maanta kormeeray amniga Suuqayada iyo Waddooyinka waa weyn ee Magaaladda.

02/09/2026

Dadkii ugu badnaa ee kusoo barakacay dagaalka ka socda deegaanada basra iyo baqdaad ayaa xaalad nolol xumo tii ugu darneed ku heysata deegaanka Lafoole ee Gobolka Sh.hoose.

31/08/2026

Maamulka iyo bulshada degmada Wanlaweyn ayaa taageeray qaraarkii shalay kasoo baxay shirka golaha wasiirada Dowladda k/Galbeed ee difaaca iyo Amniga Guud ee Deegaanada.

31/08/2026

Maamulka iyo bulshada degmada afgooye ayaa taageeray qaraarkii shalay kasoo baxay shirka golaha wasiirada Dowladda k/Galbeed ee difaaca iyo Amniga Guud ee Deegaanada Dowladda.

22/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Abdifatah Siidii oo ay wehliyaan wasiiro katirsan Dowladda K/Galbeed ayaa Deegaanka Gandarshe ka dhagaxdhigay dhismaha Xarunta Maamulka iyo Saldhiga Boliiska.

16/08/2026

Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka Dowladda K/Galbeed Mudane Abdirahim Mohamed Ibrahim DMO oo maanta soo gaaray Afgooye ayaa kormeeray shaqada Maxkamadaha Gobolka,Racfaanka iyo tan Degmada.

15/08/2026

Kaaliyaha Taliyaha Guutada 17,aad ee qeybta 1,aad ee Gorgor Major Hassan Dahir Hassan ayaa Deegaanka Bariire ku abaalmariyay Saraakiisha S/Xigeenada iyo askarta ugu shaqada fiican difaaca Gobolka Shabellaha Hoose.

Ogeysiis muhiimWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan degmada Awdheegle iyo nawaaxigeeda in macadka same  uu ...
14/08/2026

Ogeysiis muhiim
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan degmada Awdheegle iyo nawaaxigeeda in macadka same uu qaadan doono dufcado cusub sanad dugsiyeedka 2026/2027

Machadka waxa uu ku yaalaa Degmada Awdheegle gaar ahaan agagaarka misaajidka Jaamaca,diiwaan gelinta waxay furmeysaa 15/8/2026
Kala xiriir 0617634414

Address

Malable
Awdheegle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Awdheegle FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share