03/09/2020
Gudoomiyaha gobolka mudug (c.ladiif sanyare) ayaa booqasho ku yimid deeganka bacadweyn si uu ugu guur galo baahiyooyinka ka jira iyo xaladaha ka taagan bacadweyn.
Gudomiyuhu wuxuu la kulmay maamulka ugu sareya deeganka
Odayashaa
Ganacsatada
Ururka hawenka
Dhalinyarada
waxana hadaliisii ka mid ahaa....