Darmaan Media

Darmaan Media warar sugan iyo warbixino kala soco darmaan media like or fallow

ALLAH Haw wada naxariisto dhamaantoda way dhinteen sabab la,aan ayaa lodilay.Barina adiga ayaa lagu dilaya sabab la,aan ...
05/08/2024

ALLAH Haw wada naxariisto dhamaantoda way dhinteen sabab la,aan ayaa lodilay.
Barina adiga ayaa lagu dilaya sabab la,aan
Dhalin yarada somaliyeed maxa la gudboon maanta mid walba oo idinka mida waxa uu ka fekeraya sida uu naftiisa iyo dhalin yarada somaliyeed u badbaadin lahaa Marka mida keliya ee inoo banan oo aynu kaga badbaadayno waaa inago qabiil ka tagna
Gacmahana is qabsana dhalin yaro una midowno una badbaadini kumanan dhalinyaro somaliyeed iyo Hooyooyin dhibaataysan.

Diyaar ma u tahay adigu

Nin shiikh sheegtay oo reer buuhodle ah ayaa yiri shuhadada ku geriyotay dagaalka shuhado mhnShiikhi masaajid bu galay i...
03/03/2023

Nin shiikh sheegtay oo reer buuhodle ah ayaa yiri shuhadada ku geriyotay dagaalka shuhado mhn
Shiikhi masaajid bu galay ilaa hada masjidka hortisa bay ku sugayan jamahiirti 😁
Afkaaga hayso lahaydaa😁

Golaha Deegaanka Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in ay dagaalka ku biirayaan, iyaga oo tilmaamay dagaalka mid u dhexeeya S...
08/02/2023

Golaha Deegaanka Laascaanood ayaa ku dhawaaqay in ay dagaalka ku biirayaan, iyaga oo tilmaamay dagaalka mid u dhexeeya Somaliland oo soo duushey iyo dadka deegaanka.

"Ina Biixiyoow la bax ciyaalkaaga, wallaahay waan dagaallamaynaa inta qof naga nool yahay, dagaalkuna laba qabiil ayuu u dhexeeyaa..." - Ayuu yidhi Duqa Laascaanood, Cabdiraxiim Cali.

02/10/2022

Laxaad waa badhaadhee hadduu, ii bogsado xooggu
Oo biixiyaha Eebahay, kay isugu beego
Abaal badha, abaal bura, abaal bur iyo dheeraad ah
Ninba kiisa kaan ugu bedeli, beerka ka ogsooni

16/09/2022

Dalka Hooyo wacana

15/05/2022

DOORASHADA MADAXWAYNAHA

25/03/2022

Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?
Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?
Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?
Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh
Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata
Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa
Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .
Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?
Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa
Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala
Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?
Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ، سجين"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ وَمِنَ الْأَرْضِ مِثْلَهُنَّ }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.
Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
عن ابن مسعود قال : " الْجَنَّةُ فِي السَّمَاء
السَّابِعَةِ الْعُلْيَا، وَالنَّارُ فِي الْأَرْضِ السَّابِعَةِ السُّفْلَى"
"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ) المطففين" ، إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ" المطففين"
Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?
Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" قال تعالى : { تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ } .
Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!
Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?
Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga
Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad, dhinaceeda
Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?
Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan
Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.
Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?
Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.
Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :
(ويطوف عليهم ولدان مخلدون إذا رأيتهم حسبتهم لؤلؤا منثورا} :

SHare and like

Ma Ogtahay in ay Jiraan Dad Maalinta Qiyaame Ka Soo bixi doono Qabuurahooda Jannada ayeey Aadi doonaan Xisaab iyo Miizaa...
17/03/2022

Ma Ogtahay in ay Jiraan Dad Maalinta Qiyaame Ka Soo bixi doono Qabuurahooda Jannada ayeey Aadi doonaan Xisaab iyo Miizaan La`aan
Jamaacadan ayaga ah Ma dareemi doonaan Xaaladdaha Murugsan Ee Ka jirta Maxsharka Qiyaame Ee La Taagan yahay..
Maalinta Qiyaame Waxaa Qabuurtooda Ka Soo bixi doono Koox Ehlu-Kheyr ah Kuwaa Ayaga ah Waxeey Si Toos ah U Aadi doono Jannada
" Ridwan: Oo ah Malaga Haayo Jannada Furaheeda ayaa Ku Oranayo Halkeed U Jeedaan.? , Waayo diiwaankiina Lama furin Xisaab Ma aydan Soo Marin Sidee Ku galeysaan Jannada.?!
Waxeey Ku Oranayaan : Riwdwaanow Annaga Xisaab Uma istaagno Camalkeeynane Lama Miizaami Karo Diiwaankenana Lama Furayo
Waxeey Ugu Jawaabeen Oo Miyaadan Aqrinin
Qur`aanka Kariimka ah.?
Wuxuu Ku Jawaabay Oo Qeeybtee Quraanka ah Oo Aan Aqriyaa.?
Waxeey Ku Yiraahdeen Hadaba dhageyso Qowlkaan Allah:
《إنما يوفى الصابرون أجرهم بغير حساب》:
Ok: Sidee buu ahaa Sabarkiina .?
Waxeey Ku Jawaabeen Sabarkeenu Wuxuu ahaa Sidan:
Haddii Nala Xumeeyo Waan dulqaadan jirnay , Haddii Nalagu Jaahilnimo Sameeyo Waan iska dhaafi jirnay....
Haddaan dambabno Waan Dambi dhaaf Weydiisan jirnay..
Haddii Nala Imtixaano Waanu Sabri jirnay Haddii Wax Nala Siiyo Waanu Shugri Jirnay
Markaa Ka dib ayuu Ridwaan Ku Oranayaa:
《ادخلوا الجنة لا خوف عليكم ولا أنتم تحزنون》:
Dadkaas Allah Kugu daro Haddaad faafiso .Insha allh

08/03/2022

Dawladda Maraykanku waxay dal ku galka u diiday iyo inay safraanba Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mohamed Kaahin iyo kan warfaafinta Saleebaan Koore.
Labada masuul oo doonayey inay Muuse Biixi sii raacaan waxa lagu haystaa iyaga iyo xubno saraakiil ah Barakicintii shacabkii Reer Koonfur Galbeed ee Laascaanood.

Address

Badhan
1

Telephone

+252907480010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darmaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share