Mo Shariif

Mo Shariif kala soco wax walba oo ad xisaysan halkan

15/06/2023

Magalada carmo waa bilicda puntland # # #

11/06/2023

Damaca dadka qaarki waa sidan # #

TACSI TIIRAANYO LEH:Innaa lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuuna Allaha u Naxariisto Eedo SAYNAB CABDIRAXMAAN SHARIIF AXMED o...
30/05/2023

TACSI TIIRAANYO LEH:

Innaa lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuuna Allaha u Naxariisto Eedo SAYNAB CABDIRAXMAAN SHARIIF AXMED oo cawa ku geriyootay magalada Jigjiga waxan ilahay uga baryena inu janatul fardowsa geyo

Allaha siiyo Naxariistii janno.
Allaha Midigta ka siiyo kitaabkiisa.
Allah ka dhigo Marti la jecel yahay.
Allaha ka waraabiyo jannatul fardowso.
Anagana Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.

Aamin Aamin

24/01/2023

Ooman ban ahay

24/01/2023

Dahabki la dayacay

Soomaaliyey dahabkagi waa la dayacay inti aan cilmi baaristan aan wadey dadka xoog ogaalka ah qaarkod waxa iga muqday cabsi farabadan madama aan cilmi baaris ka wadey dhul khatartisu badan tahay oo u badan buuro waweyn.

Taarikhada duugmaysa "milxo

Dhul an ciidi maamulin nidam iyo kala dambeyni ka jirin lahayn police amminiga suuga ama cudud ciidan oo ilaalisa lagana qooto dahab qof kasta ad aragtana hubeysan yahay khamriga iyo dilka dadka aay ku badan tahay intaas iyo ka badan aya ka jira Milxo.

Buuraha (Xaasowga) una eeg Ahraamti masar waxa ku xardhan taariikh fac weyn oo iyaduna ku socoto burbur xoog leh waxa aay ahyd in taarikhda laga diwaan geliyo ha"yaada caalamiga ah ee UNESCO sii loo badbadiyo madama ay tahay taarikh soomaaliyed iyo mid heer caalami ah.

Sooyalka taariikheed ee la helay waxa ka mid ah qalab dahabka lagu qodi jirey boqolal sano ka hor isicmaalka reer galbeedkuna hor ugu qodan jiren laguna farsameyey dal weyna shiinaha(chine).

Milxo dahabka aaya laga qoota

Degaanka milxo waa deegan qani ku ah dahabka lagana qodo dahab wuxuna uu dhow yahay magalo xeebedka bada cas ee (laas qoray) ee gobolka sanaag waxay ku taala salka buuraha calmadow waxayna 15km u jirta bada cas.

Milxo waxay soo martay marxalado kala duwan oo qodista dahabka ah habki ugu horeyey aaya aha saacado lagu baarto dahabka(Gold Detector) kaasi oo ku shegeya halka dahabku ka jiro waxa taa barbar socdey in carada ama ciida inta la qoto lagu shakhshakho beeshin qabkan waxa aad ugu badna haweenka iyo caruurta hase ahaate waxa hada gudaha iyo dibada looga yimi milxo sii loo maal gashto waxana laa keenay qalab aad u waweyn sida wiishash, cagaf, mashiino, ilamerayso, iwm.

Waxa ka shaqeysta dad ad u badan kuwasi oo isagu jira soomaali iyo ajiniba mana jirto wax maamul ah oo ka taliya blse waxa ilaashada beelaha deega deegaanka milxo ee warsangeli.

Deeganka hoose " Buuraha calmadow" waxa ka arimiya ama maamula Ururka Al-Shabab.

Kharash inte leeg laga qabta milxo

Milxo waa xaruunta soo sarka dahabka waxana soo gala laacag dhan 8,300,000 oo dollar sanadki waana magalada 2aad ee xaga wax soo sarka ugu weyn soomaaliya waxana ka hooreysa caasimada mogadisho oo sanadki soo sarta 10,2000,000 lacagta cadadka leeg waxay ku dhacda meelo an loo bahneyn sida in lagu iibsado hub iyo khamri isla markana dadka wax lagu garsiyo.

Waxa kale oo jira qalab lagu baaro dahabka oo casriya lagana keenay dalka maraynka kasi oo sheegaya meesha u ku jiro dahabku iyo tirida dahabka waxa ka soo gatay maraykanka soomaali badan kasi oo ku xiran satelite.

Gunaanad

Sida igu maaqala ah waxa Emaaratku ku howlan yahay inu la wareego dhamaan deganada laga qooto dahabka sida milxo iyo caluula kasi oo iska hooraysinaya calooshod u shaqeystal soomaali ah.

(Dhamaad)

By:www.mohashariif.com

Waa Maxay Xiiqdu (Asthma)Xiiqdu (Asthma) waa cabuuq joogta ah ama daba dheerada oo an lahayn daawo rasmi ah kasi oo hale...
23/01/2023

Waa Maxay Xiiqdu (Asthma)

Xiiqdu (Asthma) waa cabuuq joogta ah ama daba dheerada oo an lahayn daawo rasmi ah kasi oo haleela ama ku dhaca.

Marinada hawada mara ee ku dahaaran jidhka kuwasi oo sababa in xuubabka xabadka ee jidhku bixiyaan uu muujiyo dareen diidmo ah oo uu kaga jawabayo isbedeladan ku dhacay marinada hawada ee jidhka taasi oo sababta in qofku sii fiican u qadan wayo hawada laguna arko qufac.

Dadka qaba xiiqdu (Asthma) aad bey u dareeman una dhibsadaan ( Xasaasiyad, Cabida Sigarka,Dhaska ama Boodhka ,Hawada Wasakhaysan, Iyo Ceryamada (Dheedo) Hawada Qalalan, Gaasta, ,ama shidaalka urta adag, Daalka, Daawooyin, jidhka oo laga shaqeysiyo, infekshan sababa) dadka xiiqdu(Asthma) neef qabashadu waa wax marna qabata marna sii daayaa.

Xiiqdada oo ad kantarooli weyda waxay sababta inad saxiib ama deris la noqoto ama la ahaato mar walba ku so noqnoqoshada qaybaha gargarka degdeg ah ee cusbitaalada sido kale daaweynta xiiqda(Asthma) iyo kaantarool la'aanteeda waxay sababta dhimasho.

Maxa sababa xiiqda( Asthma)

Sida la sheego ama cilmiyahanada caafimadku tilmamaan xiiqda(Asthma) waxa kicin kara waxyabo kala duwan ila iminkase wax cad oo loo aneeyo ma jirto waxse sabab looga dhiga in lagu kala dhaxlo hidaha(Genetics) waxayna aad ugu badan tahy inay xiiqdu(Asthma) haleesho caruurta badana xasasiyada leh waxayabaha kale ee loo anayn karo inay sababan xiiqdu(Asthma) waxa ka mid ah.

Xasaasiyada, cabuuqa ku dhaca sambabada qaar iyo degaanka ad ku nooshahay oo anay ahay hawadisu mid saafi ah ama nadif ah.

Maxa ku dhaco hawo mareenka

Waxa muhim ah caadi ahan inad taqaano sambabadu sidey u shaqeeyan si aad u ogaato waxa dhaca caadi ahan markay ay neeftu ku qabato.

Markad neef qadato hawadu waxay ka soo gashaa jidhka sanka iyo afka ka dib waxay uga gudubta oo hoos u racada hunguriga cad (windipipe) iyado sii dhex maraysa kiishashka hawada ka dib hawadu waxay raacda dhiiga iyado lagu bedelayo hawadi la isticmaalay jidhkaaga oo dibada looga soo sarayo ama (CO2) loo yaqan.

Haddaba intey ay socoto xaalada nef qabashada ams naqasku ku hayo waa adag tahay inu qofku neefsado maxa yelay waxa dhaca.

Isku soo dhowaansho ku yimada muruqyada neef mareenka ku xeedhan kuwasi oo cidhiidhi geliya neef qadashada.
Cabuuq ku yimada xuubabka xabka ee neef mareenka taasi oo ay ugu wacan tahay infekshan(infection) ku dhacay xubabkas cabuuqani waxu keena barar ku yimada xubka xabka taasi oo sababta in laabta qofka ay cidhiidhi gasho shaqada jidhku sameynayo ee hawada uu ku so qadanayo taasi oo keenta in qofku u dareemo neefsashada oo ku adkaata.
Xab ku ururay neef-mareenka.

Astaamaha xiiqda

Waxa ka mid ah:

Qufac
Neef qadasho yar
Hinraag
Laabta soo tagan oo adkata

Yey xiiqdu ku dhacda

Xiiqdu(Asthma) waxay noqon karta mid la kala dhaxlo waxayna badana wata canbaar iyo xasaasiyad waana badana dadka halista ugu jira uguna badan inay ku dhacda waa dadka eheladooda ama qoysaskodu xanuunka qaban.

Sido kale caruurta leh xasaasiyada aad bey halis ugu jiran inay ku dhacdo xanuunka xiiqdu(Asthma)

Sida xiiqada loo daaweey

Ujeedada laga leeyahay daaweynta xiiqdu(Asthma) waa in qofku noolado isagoon daremeyn wax dhibaato ah xiiqda(Asthma) sido kale laga hor tago waxay sababan caqabado iyo khalkhal ku yimada noolol malmedkiisa.

Sido kale ujeeedada laga leeyahay daweeynta waxa ka mid ah soo booditaanka xiiqda(Asthma) oo yarada iyo sambabada oo si fiican u shaqeeya.

(Dhamaad)

https://www.mohashariif.com/

Moha shariif waxa aad ka heleysaa wararkii ugu dambeeyay ee soomaalida iyo caalaamakaba.online money,Affiliate marketing,

02/12/2022

Saadaali oo kuguulayso Cajeero Daafi kulanka koobka Aduunka ee Ghana vc Urugay Shuruudaha Likesaar Page ka One Seven Cafe Share garee postiga Comment ku qor natiijada.

Alshabaab oo 20 ruux ku dilay deeganka Afar Irdood oo hoostaga magaalada Baladweyne Ururka Alshabaab ayaa sidoo kale gub...
03/09/2022

Alshabaab oo 20 ruux ku dilay deeganka Afar Irdood oo hoostaga magaalada Baladweyne

Ururka Alshabaab ayaa sidoo kale gubay dhowr gaari oo mucaawino u siday magaalada Maxaas

Address

Badhan
252

Telephone

+252907774544

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Shariif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mo Shariif:

Share