Sanaag.so

Sanaag.so Warbaahinta Sanaag.so waa shabakada ugu wayn ee Gobolka Sanaag

The most popular news website in Sanaag region, here you will find the latest news, sports, culture, ideas and various information, share with your family friends Sanaag.so and our social media sites.

16/02/2022

Asxaabta waxaan ku hawlanahay dhismaha shabakada Sanaag.so waxaan u bedelidoonaa Sanaag.net sida ugu dhakhsaha badan waad heli doontaan wararkii aad nooga barateen "isha ku hay"👇

03/05/2021

BADHAN: Golaha Badbaadinta Maakhir ayaa looga dhawaaqay Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Ururkan ayaa noqonaya dhaqdhaqaaqii ugu h**eeyey ee looga dhawaaqo magaalada Badhan u jeedadiisuna tahay in ay ka shaqeeyaan "Gobolada Maakhir" ee Sanaag iyo Haylaan.

Siyaasiyiin u badnaa xildhibaano ka tirsanaan jiray Puntland ayaa ka mid ah xubnaha ka muuqda Golaha iyo Badhasaabkii Degmada Badhan.

02/05/2021

Waxaa Magaalada Badhan looga dhawaaqay Urur noociisa ah oo aan h**e looga dhawaaqin tan 1991 dii, Ururkan ayaa waxaa hoggaaminaya Siyaasiyiin ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland balse markii danbe si sharci darro ah looga saaray Baarlamaanka Puntland, kadib markii ay Xukuumaddu Puntland ay inqilaab dhiig ku daatay ay ku qabsatay Baarlamaankii Puntland.

https://sanaag.so/2021/05/03/madasha-badbaado-maakhir-oo-looga-dhawaaqay-sanaag/

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhu...
19/04/2021

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix Tshisekedi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix T…

Maxkamadda ICJ oo diiday Codsigii Kenya ee dib u dhigista Dacwada Baddahttps://sanaag.so/2021/02/13/dawlada-soomaaliya-o...
13/02/2021

Maxkamadda ICJ oo diiday Codsigii Kenya ee dib u dhigista Dacwada Badda

https://sanaag.so/2021/02/13/dawlada-soomaaliya-oo-sheegtay-in-maxkamada-icj-oo-kenya-ka-diiday-in-dawcwada-dib-loo-dhigo/

Home Wararka Muqdisho Maxkamadda ICJ oo diiday Codsigii Kenya ee dib u dhigista Dacwada Badda. WararkaMuqdisho Maxkamadda ICJ oo diiday Codsigii Kenya ee dib u dhigista Dacwada Badda. By Sanaag.so - 13 February 2021 2 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Fe...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray ...
14/09/2020

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaagay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la dareemayaan walaalahooda Suudaan murugada iyo dhibaatada ka dhalatay daadadka ku fatahay dalkaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
https://sanaag.so/2020/09/15/m-farmaajo-oo-khadka-telefoonka-kula-xiriiray-raysalwasaraha-sudan/

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaagay in s…

Duqa Bosaso ahna Guddoomiyaha Golaha deegaanka Cabdisalaan Bashiir oo booqasho ku jooga dalkan Sweden ayaa kulan la qaat...
14/09/2020

Duqa Bosaso ahna Guddoomiyaha Golaha deegaanka Cabdisalaan Bashiir oo booqasho ku jooga dalkan Sweden ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Puntland ee magaalada Västerås ee gobolka Västmanland.
https://sanaag.so/2020/09/14/cabdisalaan-bashiir-oo-kulan-la-qaatay-jaaliyadda-sweden/

Duqa Bosaso ahna Guddoomiyaha Golaha deegaanka Cabdisalaan Bashiir oo booqasho ku jooga dalkan Sweden ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Puntland ee magaalada Västerås ee gobolka Västmanland. kulankan…

Address

Badhan
SOMALIA

Telephone

+46707659909

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag.so posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sanaag.so:

Share