15/03/2022
Hambalyo Dhamaan Xildhibaanada matali Lahaa Beel Weynta Hariin 4ta sano ee soo socota.
Waxaad qaadeen matalaada beelwaynta xariin waxaan alle idin kugu baryeyaa in alle idin fududeeyo xilka culus ee aad qaadeen allena idin kuma ceebeeyo I.a
Hampalyo kun iyo koow jeer.
Sen. Ayan adan Abdullahi
Xildh. Mohamed keerow Mohamed
Xildh. Mahad Abdirahman Adan
Xildh. Maryan Moalin isack