Kulan Sports

Kulan Sports Ku soodhawoow walal pagka

BREAKING MACALINKII CHELSEA WAAKA TAGAY KOOXDA xili 13-kii bilood ugu h**eeyay uu la qaaday kooxda 2 koobXitaa Wuxuu ka ...
01/01/2026

BREAKING MACALINKII CHELSEA WAAKA TAGAY KOOXDA xili 13-kii bilood ugu h**eeyay uu la qaaday kooxda 2 koob

Xitaa Wuxuu ka dhigay kooxda Dunida ugu fiican

Ciyaartooy badan oo dunida ku dhex kaajay garoonka ayaa jirtay.Inzaghi, Ronaldo phenomenon, Fabian Barthez, iyo rag bada...
01/01/2026

Ciyaartooy badan oo dunida ku dhex kaajay garoonka ayaa jirtay.

Inzaghi, Ronaldo phenomenon, Fabian Barthez, iyo rag badan oo kale.

Bahashu waa cadow, ee weli Goob aan haboonayn ma kugu qabatay?

🚨Cancelo aadbu ugu waalan yahay kusoo laabashada Barca.Deco waa la heshiiyey cancelo iyo wakiilkiisa.Goanka u danbeeya l...
31/12/2025

🚨Cancelo aadbu ugu waalan yahay kusoo laabashada Barca.

Deco waa la heshiiyey cancelo iyo wakiilkiisa.

Goanka u danbeeya lkn Flick ayaa iska leh inu ciyaaryahankan rabo iyo inkle.

Weerarka Culus ee MAN City kaliya waxaa uu ku fadhiyaaa £150Milyan oo kaliya
31/12/2025

Weerarka Culus ee MAN City kaliya waxaa uu ku fadhiyaaa £150Milyan oo kaliya

31/12/2025

Manchester wexeey kusocotaa wadadi chelsea weeraryahanki eey sogadataba waa lukaakuu caadiya 😡

XITAA DUSHA ayuu ku dhalinayaa amaba Sinta,957 GOOL KUNKA gool waaloo socdaaaa
31/12/2025

XITAA DUSHA ayuu ku dhalinayaa amaba Sinta,957 GOOL KUNKA gool waaloo socdaaaa

Rogers, “Ceeb malahan inee 4/1 nagu garaacday kooxda ugu fiican horyaalka. Arsenal waa kooxda ugu fiican waana sababta h...
31/12/2025

Rogers, “Ceeb malahan inee 4/1 nagu garaacday kooxda ugu fiican horyaalka. Arsenal waa kooxda ugu fiican waana sababta hogaanka u haayaan.”

Rogers cimaamada iska tuuray🤞🏻adna iska tuur.

30/12/2025

Chelsea saan ayaa kaxaal ah
Yaahuu 😮

Amorim Toos Ayuu 4-3-3 Ugu Guuray Booska Mount ka Maqanyahay Zirkzee aa Ciyaaraya
30/12/2025

Amorim Toos Ayuu 4-3-3 Ugu Guuray Booska Mount ka Maqanyahay Zirkzee aa Ciyaaraya

30/12/2025

Rasmi Declan Rice kulanka caawo ma cayaarayo dhaawac dhanka jilibka ah ayaa kusoo baxay.

War maxay tahay balaayadan Arsenal daba taagan!

Patrick Dorgu ayaa guuleystay xiddiga todobaadk re horyaalka Premier League.
30/12/2025

Patrick Dorgu ayaa guuleystay xiddiga todobaadk re horyaalka Premier League.

🚨🎙️ | Wakiilka Senne Lammens Mark Volders:"Man United waxay markii h**e rabtay magac waa weyn sida Donnarumma ama Emi Ma...
30/12/2025

🚨🎙️ | Wakiilka Senne Lammens Mark Volders:

"Man United waxay markii h**e rabtay magac waa weyn sida Donnarumma ama Emi Martínez, laakiin markii danbe qorshuhu wuxuu isu badalay in Onana uu sii joogo Lammens uu helo waqti uu kula qabsado kooxda."

"Laakiin ugu dambeyntii Andrea Onana wuu baxay, Senne ayaana galay booskiisii, waxayna caddeysay taasi in United ay qaadatey go'aan sax ah." 🇧🇪

Address

Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share