Abdi fitaah abdullahi

Abdi fitaah abdullahi kusoo dhawoow gacmo furan page-ka follow dheh

12/08/2023

Psp sideen udheelay

Kante πŸ—£οΈSucuudigan see ugu Shegaa waa Boobaa kaliya  wixii Farsamo ah waa idinka"πŸ€”
26/07/2023

Kante πŸ—£οΈSucuudigan see ugu Shegaa waa Boobaa kaliya wixii Farsamo ah waa idinka"πŸ€”

05/05/2023

Sawir Qalbiga TaabanayaπŸ’”

Waa ilmo yar oo Quraan ku dul akhrisanaya Qabriga hooyadii oo geeriyootay😭

Xulkeena inuu wareega Quarter Finalka usoo baxo rajadeeda waa 70% marka tartiiba πŸ€πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄ dhawr dhinac ayey ka jirtaa sheek...
04/05/2023

Xulkeena inuu wareega Quarter Finalka usoo baxo rajadeeda waa 70% marka tartiiba πŸ€πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄ dhawr dhinac ayey ka jirtaa sheekada πŸ‘‡πŸ½

04/05/2023

xulkeena somalia waxey dheeli donaan habeenka sabtida i.a guul ayaan urajeynayaa
waxii aragti ah comment page follow inoogu sharaf

Hadii Somaliya looga adkaado tiro (1-gool), Congo looga badiyo tiro (3-gool), Group C koox ka mid ahna ay dhibic heli we...
04/05/2023

Hadii Somaliya looga adkaado tiro (1-gool), Congo looga badiyo tiro (3-gool), Group C koox ka mid ahna ay dhibic heli weyso - Somaliya waxey kusoo baxeysaa kaalinta 3-aad ee Group A iyadoo hal dhibic leh - waxeyna ka mid noqon doontaa labada kooxood ee kaalmaha 3-aad galay ee Quarter Final-ka u gudbi doona

Wadooyinka ay Soomaaliya kusoo baxdo, waa badan yahiin, laakiin tan waxaan ku tusaaleynaayay dadka layaabay inuu xulka soo bixi karo hadii laga adkaado xitaa πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½

Wadooyinka uu qaranka kusoo baxo dhan, waan soo faah-faahin doonaa🀝

Waxaa jirta fursad uu xulkeena kusoo baxaaayo xitaa hadii laga badiyo kulanka Senegal. Marka fursadaha soo bixitaanka wa...
04/05/2023

Waxaa jirta fursad uu xulkeena kusoo baxaaayo xitaa hadii laga badiyo kulanka Senegal. Marka fursadaha soo bixitaanka waa badan yahiine - Dhulka Fariista πŸ˜‚

FT - SOMALIA 1-1 CONGO (FIKIRKEYGA)Natiijo huri-waa ah, aan jeclaan laheyn inaan ka baaqsano, balse dhici weysay.Gabi ah...
04/05/2023

FT - SOMALIA 1-1 CONGO (FIKIRKEYGA)

Natiijo huri-waa ah, aan jeclaan laheyn inaan ka baaqsano, balse dhici weysay.

Gabi ahaanba waxaan ciyaarnay qeyb labaad oo ay wiilasheena tabar dhigeen, macalinka uu badalka daahiyay, sidoo kalana kooxdeenu ay u muuqato mid aan laheyn saf dheer & xiddigo gadaal looga baxsan karo, gaar ahaan dhanka weerarka.

Waxaan dhihi karaa ciyaartoyda waxey muujiyeen dhiiranaan & adkeysi iyadoo ay tahay markii ugu horreysay oo ay tartan heer caalami ah ciyaaraan.

Inaan dhibic helno waa wax horay u socod ah, balse ma ahan tiradii aan rabnay, sidoo kalana waxaa jirta rajo macquul ah oo ay wiilasheena uga soo bixi wareega Group-yada.

Kaliya waxaan dhihi karaa, kubadii joogga sare oo ay ciyaarayeen Congo, daalka jiray & badalka oo daahay ayaa waxyar la dhihi karaa wey na saameysay.

Waxaan dhihi karnaa iney rajadeena nooleeyeen waa ku mahadsan yahiin.

Ciyaartoy badan ayaa caawa soo bandhigay bandhig cajiib ah, waxaana dhihi karnaa waxaan heysanaa wiilal lagu faani karo.

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄ OCEAN STARS πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maxaa kaaga baxay adiga? πŸ‘‡πŸ½

Wariyaha ugu sameenta badan galmudug iyo marwadiisa oga timid wadanka UKπŸ˜ƒArma meedkiisa dona πŸ˜ƒ
04/05/2023

Wariyaha ugu sameenta badan galmudug iyo marwadiisa oga timid wadanka UKπŸ˜ƒ

Arma meedkiisa dona πŸ˜ƒ

HT - SOMALIA 1-0 CONGO (FIKIRKEYGA)Wiilasheena waxey ku hogaaminayaan gool, sida looga shaqeeyay uu cajiib ahaa, Idiris ...
03/05/2023

HT - SOMALIA 1-0 CONGO (FIKIRKEYGA)

Wiilasheena waxey ku hogaaminayaan gool, sida looga shaqeeyay uu cajiib ahaa, Idiris Abdiwahab & Diini - shaqadooda waxey dareen fiican siisay Malaayiin Soomaali ah.

Waxaan dhihi karaa wiilasha waxey sameeyeen iska caabin aan caadi aheyn, shaqo la mahdiyay, walow aan dhaliilo yar-yar arkay intii ay socotay.

Khaalid waxaad moodaa inuu waxyar hurdo, sidoo kale lambarka (14-aad) Axmed isna sidii laga rabay maahan, balse shaqada kooxda dhankooda ayey ka ahaayeen.

JUUMA & ABDULE πŸ”₯πŸ”₯ Waxaan dhihi karaa waxey sameeyeen dadaal ay nooga ilaaliyeen niyad-jab, sidoo kale Marshaale.

DIINI ⚽️🀝 Goolka uu dhaliyay waxaa ka qurux badan shaqada uu garoonka ka haayo ee raacashada, baaska iyo difaacashada leh, (what a player).

IDIRIS πŸ”₯πŸ”₯ Xarako iyo dhaqaaq, waxaad moodaa inuu ciyaarta nooga dhigay mid aan ku raaxeysano, kalsoonidiisa waa mid aan caadi aheyn.

BAHUR - Booska 9-aad xoogaa waxaad moodaa inuusan ku shidneen, balse ilaalo ayaa laga hayaa waana Star Boy.

Congo kaliya xisaabtankooda waa iney kubadda kor ku ciyaaraan, taasoo ay wax badan halis nagu galiyeen, balse wiilasheena waa la macaamileen oo u adkeysteen, qeybta kalana sidoo kale ayaan rajeynayaa & iney goolal kale keenaan.

Kooxdeena caawa waxey soo bandhigeen shaqo wadaag aan caadi aheyn oo hawl badan ay la socotay πŸ”₯πŸ”₯πŸ‘πŸΎπŸ‘πŸΎπŸ‘πŸΎ

ARAGTIDAADA πŸ‘‡πŸ½πŸ‘‡πŸ½

duhur wanagsan qaraabo
10/04/2023

duhur wanagsan qaraabo

Address

Balad Weyn

Telephone

+252617747167

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi fitaah abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category