Gugundhabe Community

25/08/2026

Wasiir Hon Mohamud Abdirahman Beenebeene gudoomiye muungaab

Gugundhabe Community

24/08/2026

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Xildhibaan Mudane Hon Mohamud Abdirahman Beenebeene iyo hogaamiyaha dowladda waqooyi barri Mr firdhiye



Hirshabelle State House ✅️ Go’aankii waa dhacay, codkii shacabka ayaa hadlay, waxaana mar kale hoggaanka loo doortay mad...
24/08/2026

Hirshabelle State House ✅️

Go’aankii waa dhacay, codkii shacabka ayaa hadlay, waxaana mar kale hoggaanka loo doortay madaxwayne Ali Gudlawe Hussein

Hirshabeelle way kala baxday…
Cali Guudlaawe ayaa la doortay! 🗳️🇸🇴

Guushu waa guusha Hirshabeelle, horumarkuna waa himiladeenna.



24/08/2026

Bogaan Gugundhabe Community followda hanalaga baqiinala qaraabo soo follow gareeya oo shareta iyo liketa ugu dadaala Mahadsanidiin


23/08/2026

🌳 Geed miro dhalay, xididkiisana la yaqaan, dabayshu ma rujiso.

Hirshabeelle waxay u baahan tahay gacan garanaysa halka laga yimid, indhahana ku haya halka loo socdo.

Ali Gudlawe Hussein waa Hirshabelle State House — waayo-aragnimo, joogteyn iyo himilo mustaqbal.

🔥 2026–2031 | Sii wadidda jidka horumarka.

23/08/2026

Xoogga weyntii Beesha Yaaquub! 🔥

Gar cade iyo Gar Madow looma kala harin! Kulankii ducada iyo wacdaradii damaashaadka ayaa muujiyay midnimo, isku duubni iyo awoodda ay leedahay Beesha Yaaquub. 💪🏾

Haddaba su’aashu waxay tahay: Yaa ka aqoonsatay? 👀

Siyaasaddu la isma siiyo; waa la kasbadaa.Siyaasaddu ma aha wax la iska dhaxlo, mana aha kursi la isu hibeyn karo; waa k...
22/08/2026

Siyaasaddu la isma siiyo; waa la kasbadaa.
Siyaasaddu ma aha wax la iska dhaxlo, mana aha kursi la isu hibeyn karo; waa kalsooni la kasbado iyo hoggaan lagu mutaysto.

Madaxwayne Ali Gudlawe Hussein waa hoggaan la tijaabiyay, lana garab istaagi karo.
Hirshabeelle, hoggaan la yaqaan ayaa ka wanaagsan ballan aan la hubin.

Hirshabelle State House waa Ali Guudlaawe



Gugundhabe Community

Gugundhabe community wuxu idinka soo salaamaya magaalada buulaburte ee gobolka Hiiraan dowladd goboleedka Hirshabelle St...
22/08/2026

Gugundhabe community wuxu idinka soo salaamaya magaalada buulaburte ee gobolka Hiiraan dowladd goboleedka Hirshabelle State House


Feerfeer iyo Mustaxiil: Laba Degmo, Laba XaaladoodFeerfeer waxaa ka socda mashaariic muhiim ah oo biyo-gelin iyo koronto...
22/08/2026

Feerfeer iyo Mustaxiil: Laba Degmo, Laba Xaaladood

Feerfeer waxaa ka socda mashaariic muhiim ah oo biyo-gelin iyo koronto ah, kuwaas oo ay hormuud ka yihiin bulshada iyo ganacsatada deegaanka.

Halka Mustaxiil ay weli ka jirto baahi weyn oo loo qabo biyo, koronto iyo maamul suuban, iyadoo horumarka la taaban karo uu aad u yar yahay.

Bulshada Mustaxiil waxay mudan yihiin adeegyo aasaasi ah iyo maamul u horseeda horumar.


22/08/2026

Baadicade halkaan ma joogaa iyo
Halyayadii illaabaha magaca dheere


Address

Balad Weyn

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gugundhabe Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gugundhabe Community:

Shortcuts

Share