Radio wadani

Radio wadani Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio wadani, Radio Station, kooshin, Balad Weyn.

Waadiyo badan caawa biyaha soo rogaye dhegta kor ha loo haayo dadka degan xafada koshin gaar ahaan kutiinbo hurdada kala...
20/10/2023

Waadiyo badan caawa biyaha soo rogaye dhegta kor ha loo haayo dadka degan xafada koshin gaar ahaan kutiinbo hurdada kala reebta ilmaha sariiraha saarta .waa digniinta radio wadani b.weyne 89.5mhz

20/09/2023
Fariinta Dabeysha kala soco warbaahinta wadani fm 89.5
28/10/2021

Fariinta Dabeysha kala soco warbaahinta wadani fm 89.5

24/03/2021

Walalkey bal wax yar dhageyso xususinta qabriga ee share Garey asxaabtaada kale xaasid nimo ma fiicne sii gudbi waxaad adiga jeceshahay walalkisa la jeclaaw

01/07/2020
Dhageyso:-Qowmiyado ay Soomaali ku jirto oo ku dagaalamay Kenya
27/03/2019

Dhageyso:-Qowmiyado ay Soomaali ku jirto oo ku dagaalamay Kenya

Haweeneyda koowaad ee Baarlamaanka ugu jirta Magalada Gaarisa Marwa Canab Suubow Guure ayaa sheegtay in aan loo dul qaadan karin gubida guryaha iyo dadka la dilayo, waxaana ay Soomaalida ugu baaqday in ay joojiyaan gubida guryaha iyo dagaalka,isla markaana iyada ay ka warsugaan. Waxaa sidoo kale ay

17/11/2017
17/11/2017

Warbaahinta wadanifm ayaa si toos ah u tebinaysay xaflsda ay ka qalin jebinayen jamacada jobkeyuniversty.

Address

Kooshin
Balad Weyn
002526

Telephone

0615510265

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category