
20/07/2025
Dhacdo: Nin baa wuxuu soo gaday gaari celis ah qiimihiisa yahay 600$ wuxuuna ku diiwaan galiyay magaca extiisii kadibna Airportga chicago qaybta parking inta dhigay kaga dhuuntay
Mudo dhawr bilood ah uu parking ku jiray waxaa ku dhacay 675 ticket hada qoftii waxaa laga rabaa lacagtii parkiig ticket Oo kor u dhaafaysa 100k dollar.
Sidee u aragtaa ?