Bidhanshe News

Bidhanshe News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bidhanshe News, Media/News Company, Balad.

05/01/2023
05/01/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada iyo wax yabihii kasoo waxay (Daawo)

03/01/2023

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa maanta dhagax dhigey Xafiisyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ay ku yeelan doonto dekeda Muqdisho

03/09/2022

Xildhibaan Maxamad Cabduqadir"Waxa kaliya oo inoo furan waa in dagaalkaasi wejigiisa Labaad sii wadnaa"

25/08/2022

Xildhibaan sanbaloolshe oo baladweyne ku soo dhaweeyay ra" iisul wasaare xamza ayaa uga war bixiyay xalada guud gobolka hiiraan.

25/08/2022

Wasiirad khadiijo iyo buunada ciyaarto balaweyn ku taalo maxa kala haaysto

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan jiida h**e ee dagaalka dib u xoreynta gobolka Hiiraan ...
24/08/2022

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan jiida h**e ee dagaalka dib u xoreynta gobolka Hiiraan ayaa yiri, “Waxaa naga go'an dar-dargelinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoog leh uga socday deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan iyo guud ahaan Soomaaliya.

Wasiirka ayaa intaas ku sii daray, “Waxaan shacabka ugu baqeynaa in aysan qarsan cadowga baneystay dhiigooda, la shaqeeya ciidamadiina geesiyaasha ah ee furimaha ku jira, si cadowga taagta daran loo soo afjaro. Waxaa naga go’an in argagixisada aan naan ka harin, anagoo cirib tirin.”

Address

Balad
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhanshe News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share