Karaama Tv

Karaama Tv welcome

23/05/2026

Shukaansi qasaaro isku badalay 😂😂

21/05/2026

Subxanalhh hoyo cuuryan o musliminta garab istaag uga bahan walal video u share gareeya yarabi

Taariikh cusub ayaa u qormeysa Soomaaliya 🇸🇴 waxaa si rasmi ah u bilowday qodista ceelka Curad-1, oo noqon doona ceelkii...
26/04/2026

Taariikh cusub ayaa u qormeysa Soomaaliya 🇸🇴 waxaa si rasmi ah u bilowday qodista ceelka Curad-1, oo noqon doona ceelkii shidaal ee ugu horreeyay ee dalka laga qodo.

26/04/2026

I got over 2,700 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

26/04/2026
Waa Pilot Maraykan ah oo shacabku garaacaayaan waxaan xasuustay  Xamar sidii loogu galay askarta Maraykanka.
02/03/2026

Waa Pilot Maraykan ah oo shacabku garaacaayaan waxaan xasuustay Xamar sidii loogu galay askarta Maraykanka.

28/02/2026
23/02/2026

Dulqadka dadka caanka ah iyo kaptan bara

DEG DEG:- Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan, Saldhigga Boliiska Hodan ayaa soo xiray eedeysane Mahad Maxamud Xam...
31/01/2026

DEG DEG:- Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan, Saldhigga Boliiska Hodan ayaa soo xiray eedeysane Mahad Maxamud Xamarow Garyaqaan.

Eedeysanayaasha ayaa loo xiray ku lug lahaasho kicin daweyne & Qalqalgalin amni, waxaa la horgeydoonaa Maxkammada Awooda u leh.

Address


Telephone

+252615102349

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karaama Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share