Murcanyo News

Murcanyo News Media News Company🎙||Submit interesting Programs And Local Aesthetics|| Based in Puntland Somalia

Taliyaha Taliska Africom Gen. Dagvin Anderson, ayaa Saacadaha Soo socda ku soo wajahan Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobol...
20/09/2025

Taliyaha Taliska Africom Gen. Dagvin Anderson, ayaa Saacadaha Soo socda ku soo wajahan Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari, isagoona Garoonka Diyaaradaha Bosaso kuwada kulmi Doonan Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

Xigasho mohamed jamac

18/09/2025

🚨Xasan Shire oo ku hanjabay hadii uu mucaraad keeno Deni inuu isna keenayo madaxda DFS oo dimuqraadiyad wada

Wasiir h**e Xasan Shire Abgaal oo weeraray madaxweyna Deni:"Madaxweynuhu Waxa uu ku eegyahay Xero Ciidan oo ku Taala Bos...
18/09/2025

Wasiir h**e Xasan Shire Abgaal oo weeraray madaxweyna Deni:"Madaxweynuhu Waxa uu ku eegyahay Xero Ciidan oo ku Taala Bosaso."

18/09/2025

So dhawaynti Hassan shire Abgaal

17/09/2025

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ka soo laabtay Imaaraadka Carabta oo uu kula soo kulmay dhiggiisa Jubbaland ayaa ku sugan Itoobiya, isaga oo ku soo wajahan Boosaaso.

Milxo|| Deeganka Milxo Gobalka Sanaag Dadwayne farabadan ayaa isugu soobaxay wadooyinka Magaalada kuwaas Oo ka mudaharaa...
16/09/2025

Milxo|| Deeganka Milxo Gobalka Sanaag Dadwayne farabadan ayaa isugu soobaxay wadooyinka Magaalada kuwaas Oo ka mudaharaadaya Duqayn lala beegsaday Baabuur uu saarna Caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo halkaasi ku geeryoodey laba Beri kahor

Dowlada Puntland ayaa wali wax faahfaahina kabixin Duqayntaas.
Murcanyo News

Goorma kugu danbaysay dagmada dalxiska ee murcanyo
08/09/2025

Goorma kugu danbaysay dagmada dalxiska ee murcanyo

PUNTLAND: Duqii degmada Gaalkacayo, Maxamed Daacad ayaa is casiley, ka dib mooshin ay muddooyinkii danbe ka gudbinayeen ...
03/09/2025

PUNTLAND: Duqii degmada Gaalkacayo, Maxamed Daacad ayaa is casiley, ka dib mooshin ay muddooyinkii danbe ka gudbinayeen golaha deegaanka magaaladaasi.

Golayaasha Deegaanka Puntland ee ku soo baxay doorashooyinkii qof & cod ayaa badi riday maayirradii ay doorteen.

01/09/2025

Goorma Kugu Danbaysay Beeraha Tiyeega ee Bandar Murcanyo ❤️

Boqolaal gaadiid ah oo wada shacab soo xagaa noqday ayaa ku xayiran deegaanka Laag oo Bosaso wax ka yar 30-Km u jirta ka...
01/09/2025

Boqolaal gaadiid ah oo wada shacab soo xagaa noqday ayaa ku xayiran deegaanka Laag oo Bosaso wax ka yar 30-Km u jirta kadib markii ciidamo ka gadoodsan mushahar la’an ay xirteen wadadaas.

Murcanyo News

30/08/2025

HORDHAC: Wareegga Koowaad ee Doorashada Woqooyi-bari waxa ka gudbay;
1.Firdhiye 36
2.Khaliifka 20.
Waxa hadhay; Jamaal, Guray & C.Macallin.

Woqooyi-bari: Shan Musharrax Madaxweyne & shan Musharrax Madaxweyne ku-xigeen.
28/08/2025

Woqooyi-bari: Shan Musharrax Madaxweyne & shan Musharrax Madaxweyne ku-xigeen.

Address

Bandar Murcaayo

Telephone

+252702003719

Website

https://youtube.com/channel/UCzsfJmAPOv5WqQG5fwXmCvg

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murcanyo News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Murcanyo News:

Share

KUXIRNOW MURCANYO NEWS

WAKAALADDA WARARKA DEGMADA MURCANYO