Baraawe Land State

Baraawe Land State Asc Dhamaantiin Kusoo Dhowaada Baraawe Land State Waa Pageka Kaliya Baraawe Wax Waliba Baraawe Kusaabsan Ka Ogaan Kartid

Balanteenu Waa Shaqo

Wazaarada Caafimaadka waxay sheegtay In laladagaalamayo Covid19 Hadabo maamulka koonfur galbeed ma baydhabo oo kaliyaa M...
28/04/2020

Wazaarada Caafimaadka waxay sheegtay In laladagaalamayo Covid19 Hadabo maamulka koonfur galbeed ma baydhabo oo kaliyaa Maxaa looga hirgalinwaayay Goobo Dadka lagu karantiilo laguna Ogaado Xanuunkooda Gobalada kale

Sida Muuqato magaalooyinka gobalka shabeelada hoose Doowlada iyo Koofur galbeedba uma Xisaabaana

Aaway Gobalka shabeelada Hoose 8 dagmo Ee kala ah

marko
qoryoole
afgooye
walaween
kurtuwaarey
baraawe
awdheegle
Sablaale Intiiba lagaari karay

waxaa Halkaa kamuuqato In koonfur Galbeed loo yaqan baydhabo Dadkuna kudhamaanayaan Deegaanada Gobalka shabeelada Hoose Oo Xitaa Aan lagu Heysan Maaska Afka lagu Xirto.

Waxaan Baaq Udireynaa Doowlada dhaxe Inay Dadkaaasi Lagaaraan Adeega ay Xaqa ulahaayeen Si Loo yareeyo Faafida Xanuunka Covid19
Abwaan mohamed khaliif

Cudur Leh Astaamaha Caabuqa Corona Virus Ayaa Fara Kulul Ku Haya Qaar Ka Mid Ah Bulshada Ku Dhaqan Magaalada baraawe ee ...
28/04/2020

Cudur Leh Astaamaha Caabuqa Corona Virus Ayaa Fara Kulul Ku Haya Qaar Ka Mid Ah Bulshada Ku Dhaqan Magaalada baraawe ee casimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bulshada ku dhaqan magaalada baraawe Ayaa Aad Uga Cabanaya Hargab Iyo Qandho Waxaana U Raaca Urta Iyo Dareenka Dhadhanka Oo Luma, Magaalada baraawe Malahan Goobo Lagu Baaro Cudurka Covid-19, Hadii La Xaqiijiyo Jiritaankiisa Meel Lagu Baxnaaniyo Bukaanka Iyo Dad U Carbisan Badbaadintiisa.

Inkastoo Aan La Xaqiijin Karin Hadana Waxa Jira Tuhun Ah In Dad Qaba Cudurka Covid19 Ay Ku Geeriyoodeen Magaalada Gudaheeda.

Saamiga KGS eey ka heshay Dowlada federlkana ila hada waxba k**a soo garin caasimada KGS ee Baraawe

Baraawe io Manta
02/04/2020

Baraawe io Manta

BARAAWE LAND STATE
27/10/2017

BARAAWE LAND STATE

Dekadda Baraawe Chilaani
12/07/2016

Dekadda Baraawe Chilaani

10/06/2016

Address

Baraawe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraawe Land State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share