SEIT Southwest State

SEIT Southwest State Guddiga maamulka doorashada heer maamul goboleed maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya

One year ago
19/01/2023

One year ago

  Sareedo Maxamed Abdalla ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-154 ee xubinnimada Golaha Shacabka BJFS.
21/04/2022

Sareedo Maxamed Abdalla ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-154 ee xubinnimada Golaha Shacabka BJFS.

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed SEIT ayaa Shahaadad Musharaxnimada Gudoonsiiyey Saree...
20/04/2022

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed SEIT ayaa Shahaadad Musharaxnimada Gudoonsiiyey Sareedo Mohamed Abdalla iyo Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku Tartamaya kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop154.

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka DGKGS SEIT waxa uu shaacinaya Jadwalka Qabashada Doorashada Kursiga Hop-154 si loo waaf...
19/04/2022

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka DGKGS SEIT waxa uu shaacinaya Jadwalka Qabashada Doorashada Kursiga Hop-154 si loo waafajiyo Habraaca Doorashada guud ee Dalka.

War saxaafadeed
06/04/2022

War saxaafadeed

Guddiga FEIT oo fasaxay kuraastii horey ay hakiyeen xubno ka mid ah guddiga FEIT
04/04/2022

Guddiga FEIT oo fasaxay kuraastii horey ay hakiyeen xubno ka mid ah guddiga FEIT

Guddoomiyihii FEIT Muuse Geele Yuusuf oo kalsoonidii lagala noqday
01/04/2022

Guddoomiyihii FEIT Muuse Geele Yuusuf oo kalsoonidii lagala noqday

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxa uu Hambaliyo Udireyaa 77-Xildhibaan ee Gollaha S...
27/03/2022

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxa uu Hambaliyo Udireyaa 77-Xildhibaan ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ku metalaya Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed oo Shahaadada Xildhibaanimo Gudoonsiiyey Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Munaasabada Shahaada Bixinta Xildhibaanada waxaa goobjoog ahaa Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka (FIET) iyo (SEIT).

Gudiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Xubna ka socdey Gudiga hirgalinta dooorashooyinka Heer Fede...
27/03/2022

Gudiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Xubna ka socdey Gudiga hirgalinta dooorashooyinka Heer Fedearal ku Wareejiyey Galka Faylasha 77- Xildhibaan oo ka kooban Xildhibaanada labada Aqal ee lagu dortay Magaalooyinka Baydhabo iyo Baraawe.

Address

Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEIT Southwest State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share