28/06/2025
📢 WARGELIN MUHIIM AH – ARDAYDA FASALKA 8AAD 🎓
Xaruunta Badbaado Integrated Academy waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee sanadkan u gudbaya Dugsiga Sare, in loo diyaariyey koorsooyin muhiim ah oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan fasaxa 2-da bilood ah.