22/08/2025                                                                            
                                    
                                                                            
                                            ๐ข OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.
                JAGO MACALLINIMO.
Dugsiga *AL-KOWTHER MODEL SCHOOLS* wuxuu ku wargelinayaa dhamaan bahda waxbarashada in uu furan yahay codsi shaqo oo  macallinimo, dhigi doono  maadooyinka *GEOGRAPHY & HISTORY 
๐ Shuruudaha Waxbarasho:
1.Inuu haysto ugu yaraan shahaada Jaamacadeed oo maadooyinkaa xiriir la leh.
2.Leh 3 sano oo khibrad waxbarid an oo muuqata( cadayn leh) , gaar ahaan heerka dugsiga sare.
3. Da'diisa waa ineysan ka yaraan 25 sano.
๐ Shuruudaha Akhlaaqda iyo Deegaanka:
1.Inuu yahay qof akhlaaq wanaagsan leh, la jaanqaadi kara nidaamka iyo anshaxa dugsiga.
2. Inuusan lahayn wax balwad ah haba yaraatee.
3.Inuu yahay qof deggan Deg:Dharkeenley , ama Degmooyinka Deriska la ah ee Wadajir ama Kaxda.
 Fiiro gaar ah:
Tixgelin gaar ah waxaa heli doona codsadayaasha leh xirfado dheeri ah ama ku wanaagsan Maadoyin kale sida English, Carabi, ICT, arts-ka iwm.
๐ Fursadda Arji Qabashada:
Codsiyada waxaa la qabanayaa muddo kooban oo ku eg 7 maalmood, laga bilaabo maanta. Fadlan soo gudbi codsigaaga si degdeg ah adigoo kusoo lifaaqaya:
1.CV-gaaga
2.Nuqulka shahaadooyinka
3 Warqad muujinaysa khibraddaada iyo kartidaada waxbarid
๐Codsiyada waxaa la keeni doonaa xafiiska Maamulka iskuulka xarunta suuqliif agagaarka shirkada hormuud...
Kala xiriir: 0615011269/0610369293