FursadPlus+

FursadPlus+ Fursad Ka Badan Mida Caadiga Ah!

📢 OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.                JAGO MACALLINIMO.Dugsiga *AL-KOWTHER MODEL SCHOOLS* wuxuu ku wargelinayaa d...
22/08/2025

📢 OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS.
JAGO MACALLINIMO.

Dugsiga *AL-KOWTHER MODEL SCHOOLS* wuxuu ku wargelinayaa dhamaan bahda waxbarashada in uu furan yahay codsi shaqo oo macallinimo, dhigi doono maadooyinka *GEOGRAPHY & HISTORY

🎓 Shuruudaha Waxbarasho:
1.Inuu haysto ugu yaraan shahaada Jaamacadeed oo maadooyinkaa xiriir la leh.

2.Leh 3 sano oo khibrad waxbarid an oo muuqata( cadayn leh) , gaar ahaan heerka dugsiga sare.
3. Da'diisa waa ineysan ka yaraan 25 sano.

🌟 Shuruudaha Akhlaaqda iyo Deegaanka:
1.Inuu yahay qof akhlaaq wanaagsan leh, la jaanqaadi kara nidaamka iyo anshaxa dugsiga.
2. Inuusan lahayn wax balwad ah haba yaraatee.
3.Inuu yahay qof deggan Deg:Dharkeenley , ama Degmooyinka Deriska la ah ee Wadajir ama Kaxda.

Fiiro gaar ah:
Tixgelin gaar ah waxaa heli doona codsadayaasha leh xirfado dheeri ah ama ku wanaagsan Maadoyin kale sida English, Carabi, ICT, arts-ka iwm.

🕒 Fursadda Arji Qabashada:
Codsiyada waxaa la qabanayaa muddo kooban oo ku eg 7 maalmood, laga bilaabo maanta. Fadlan soo gudbi codsigaaga si degdeg ah adigoo kusoo lifaaqaya:
1.CV-gaaga
2.Nuqulka shahaadooyinka
3 Warqad muujinaysa khibraddaada iyo kartidaada waxbarid

📍Codsiyada waxaa la keeni doonaa xafiiska Maamulka iskuulka xarunta suuqliif agagaarka shirkada hormuud...

Kala xiriir: 0615011269/0610369293

Fursad : Shaqo BanaanMadasha Diyaarinta iyo Tayeynta Macallimiinta Soomaaliyeed ee Macallinkaal Platform waxaa ka banaan...
21/08/2025

Fursad : Shaqo Banaan

Madasha Diyaarinta iyo Tayeynta Macallimiinta Soomaaliyeed ee Macallinkaal Platform waxaa ka banaan booska ah:

1. Tarbio

Shuruudaha codsadaha
1. In uu heysto Shahaado Jaamacadeed oo la xariirta Maadada.
2. In uu Dagan yahay ama u dhawyahay Degmada Heliwaa
2. In uu leeyahay khibrad shaqo oo maadada ah ugu yaraan 5 sano.

FG . Codsadaha waa in uu yimaadaa Xafiiska Madasha Asigoo wato.

1. Curriculum Vitae (CV)
2. Shahaadooyinkiisa oo Copy ah
3. Passport ama Kaarka Aqoonsiga ( National ID)
4. File
5. Sawir ( passport size)

Waqtiga Codsiga waxaa uu ku egyahay taarikh 24/08/2025 .

Xarunteenu waxay ku taala Isgoyska Shaqaalaha, via laabeeriya.

Wixii Faahfaahin dheeraad ah fadlan kala Xariir
848780
0612040203
0617034398

Mahadsanid

🌟 We’re Hiring at Beacon International Academy! 🌟Due to our continuous growth and commitment to excellence, Beacon Inter...
17/08/2025

🌟 We’re Hiring at Beacon International Academy! 🌟
Due to our continuous growth and commitment to excellence, Beacon International Academy is seeking a Qualified Quran Teacher to join our dedicated team.
If you are passionate about teaching, have a strong command of the Quran, and can inspire young minds with both knowledge and values, we would love to hear from you!
📌 Position: Qualified Quran Teacher
📩 How to Apply: Send your CV & Cover Letter to [email protected]
⏳ Apply Now and become part of our mission to inspire excellence and cultivate future leaders worldwide.
Let’s shape the next generation together! ✨

 ♦️ Goobta:    🌟 We’re Hiring – Multimedia Designer!Feres is looking for a creative professional skilled in:✅ Graphic De...
16/08/2025


♦️ Goobta:

🌟 We’re Hiring – Multimedia Designer!
Feres is looking for a creative professional skilled in:
✅ Graphic Design
✅ Video Editing
✅ Motion Graphics

📩 Send your CV and portfolio. [email protected]
📞 Call: 6003
⏳ Deadline: 18 August 2025



🌟Fursad Shaqo– Multimedia Designer.
📍 Goobta Shaqada: Jigjiga
Feres waxaan raadinaynaa qof hal-abuur leh oo ku fiican:
✅ Graphic Design
✅ Video Editing
✅ Motion Graphics

📩 CV-gaaga Iyo portfolio-Gaaga ku soo dir: [email protected]
📞 Naga soo Wac: 6003
⏳ Ugu Danbayn: 18 Agoosto 2025

Fursad Shaqo: WaiterPappa Roti Somalia waxaa ka banaan boos waiter-nimo ah. Haddii aad buuxisay shuruudahaas, fadlan soo...
16/08/2025

Fursad Shaqo: Waiter
Pappa Roti Somalia waxaa ka banaan boos waiter-nimo ah. Haddii aad buuxisay shuruudahaas, fadlan soo dir cv-gaaga inta uu dhamaan waqtiga codsiga.

Halkaan ka codso
Email: [email protected]

Wakhtiga ugu dambeeya ee codsiga: 20/8/2025

Papparoti International
☕️

13/08/2025

Fursad shaqo macallinimo.

Dugsiga Atlantic Yaaqshid waxaa ka bannaaan labo boos oo kala ah
1. Chemistry .
2. Tarabiyo .
Xilliga shaqada gelin h**e 5ta maalin.
Shuruudaha .
1. in uu yahay macallin taqasus ah .
2. ugu yaraan kushaqeeyey maadada 5 sano .
3. Diyaar u yahay imtixaanka aqbalaadda .
4. deggan yahay degmooyinka yaaqshid laderiska ah .
5. Ku dir CV gaaga 618805030
Dugsigu waxa uu kuyaalaa Degmada Yaaqshid -Carafaat

Waqtiga arji qabashada ku eg tahay 17/08/2025

fadlan share garee si ay u garto walalaha kugu xiran ee u baahan fursadan.

Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista

📢𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢 𝗕𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡 – 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗦𝗵𝗮𝘆𝗯𝗮𝗮𝗱𝗵 (𝗟𝗮𝗯𝗼𝗿𝗮𝘁𝗼𝗿𝘆 𝘁𝗲𝗰𝗵𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝗶𝘀𝘁)Goobta Shaqada: Hiraal Clinic – HargeysaHiraal Clinic waxay ...
12/08/2025

📢𝗦𝗛𝗔𝗤𝗢 𝗕𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡 – 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗦𝗵𝗮𝘆𝗯𝗮𝗮𝗱𝗵 (𝗟𝗮𝗯𝗼𝗿𝗮𝘁𝗼𝗿𝘆 𝘁𝗲𝗰𝗵𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝗶𝘀𝘁)

Goobta Shaqada: Hiraal Clinic – Hargeysa

Hiraal Clinic waxay raadinaysaa shaqaale shaybaadh oo aqoon iyo waayo-aragnimo leh si uu uga midnoqdo kooxdayada caafimaadka.

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮:
• Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah oo ku saabsan shaqada shaybaarka caafimaadka.
• Ku fiican luuqadda Englishka (hadal iyo qoraal).
• Diyaar u ah inuu shaqeeyo Shift A iyo On-call time ka.
• Leh xirfado sare oo shaybaadhka iyo adeegsiga qalabka.
• Ku dadaala saxnaanta, ilaalinta xogta bukaanada, iyo anshaxa shaqo.

𝗠𝗮𝘀’𝘂𝘂𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮:
• Fulinta baaritaannada shaybaadhka ee caadiga ah iyo kuwa khaaska ah si sax ah.
• Hubinta in si habboon loo qaado, loo maareeyo, loona diiwaangeliyo sampleka.
• Ilaalinta nadaafadda iyo heerarka badbaadada ee shaybaarka.
• La shaqeynta dhakhaatiirta iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka si loo taageero ogaanshaha iyo daaweynta bukaanka.

𝗦𝗶𝗱𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗰𝗼𝗱𝘀𝗮𝗱𝗼:
Haddii aad xiisaynayso, fadlan ku soo dir CV-gaaga Gmail kan hoose.
📧 [email protected]

📅 Waqtiga k**a dambaysta ah: 15/8/2025

𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐏𝐥𝐮𝐬+ waxay diyaar idin la tahay in ay idin sameyso 𝐂𝐕(𝐑𝐞𝐬𝐮𝐦𝐞) aad u qurx badan tix gelina leh, sidoo kale waxaan ...
12/08/2025

𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐏𝐥𝐮𝐬+ waxay diyaar idin la tahay in ay idin sameyso 𝐂𝐕(𝐑𝐞𝐬𝐮𝐦𝐞) aad u qurx badan tix gelina leh, sidoo kale waxaan idin la wadaagi doonaa 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 ee suuqa ka jira.
+

Address

Baydhabo

Telephone

+25264868382

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FursadPlus+ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share