Radio Alxikma Baidoa

Radio Alxikma Baidoa Idaacada Qur'aanka Kariimka Al Xikma Waa Idaacad u adeegta Bulshada Kana shaqeysa fidinta dacwadda i Radio Alxikma Baidoa Somalia

10/12/2025

إذا خسرت الدنيا كلها وأنت مع الله فما خسرت شيئاً وإذا ربحت الدنيا كلها وأنت بعيد عن الله فقد خسرت كل شيء .!
By Radio Alxikma Baidoa

09/12/2025

𝐂𝐎𝐃𝐒𝐈 𝐊𝐔𝐒𝐎𝐂𝐃𝐀 𝗪𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐀𝐇𝐋𝐔𝐋𝐊𝐇𝐄𝐘𝐑𝐊𝐀
Walaalayaal Waxaa Meel Lagu Farxo Marayaa Dhismaha Xaruunta Xananada Gabdhaha Agoonta 𝐀𝐥𝐟𝐢𝐫𝐝𝐨𝐰𝐬-𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨 Oo Mudo Socodo

𝐃𝐀𝐋𝐀𝐁𝐊𝐀 𝐋𝐎𝐎 𝐁𝐀𝐀𝐇𝐀𝐍𝐘𝐀𝐇𝐀𝐘
𝟏🔶 𝟐,𝟎𝟎𝟎 𝐤𝐢𝐢𝐬𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐨 ah halkii kiish waa $𝟏𝟎 Totalka waa $̲𝟮𝟬,𝟬𝟬𝟬
𝟐🔶 𝟵𝟬 𝗔𝗹𝗯𝗮𝗮𝗯 halkii Albaab waa $𝟭𝟳𝟬 Totalka waa $𝟭𝟱,𝟯𝟬𝟬

𝐅.𝐆. 𝘄𝗮𝗹𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗮𝗻 𝗳𝗶𝗶𝗹𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗼𝗿𝗼𝗻𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗥𝗶𝗻𝗷𝗶𝘆𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮
𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗸𝗮 𝗾𝗲𝘆𝗯 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗲𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗺𝗮 𝘂𝘀𝗶𝗶 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗶 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚
Kala Xiriir📞 𝟎𝟎𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟕𝟗𝟗𝟗𝟗𝟕𝟕
📞 𝟎𝟎𝟐𝟓𝟐𝟔𝟏𝟑𝟑𝟕𝟑𝟕𝟑
By Radio Alxikma Baidoa

09/12/2025

Masha allah Diktoor Adan Bataar Oo Manta oo talada ah 09 12 2025 booqasho ugu tagay ardada agoonta alfirdos baydhabo allah ka abaalmariyo aamiin
By Radio Alxikma Baidoa

08/12/2025
Ka faaideysi wacan
08/12/2025

Ka faaideysi wacan



Al-Hikma Productions

08/12/2025

Coming Soon Insha Allah

Al-Hikma Productions

Address

Killo 7th Street
Baydhabo
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Alxikma Baidoa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category