Bakool Media

Bakool Media Bakool Media waxa waaye warbaahin madax-banaan waxaad ka heshan warar iyo warbixino Xaqiiqo ku saleysan

31/07/2025

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Nuura Mustaf Muqtaar ayaa maanta iska diiwaangelisay magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool, iyadoo qaadatay Kaarka codbixinta.

Sawiro:-Mas'uuliyiinta ka qeyb gashey xaflada qalinbadalashada ardeyda macahadka barashada iyo baaritaanada casfimaadka ...
31/07/2025

Sawiro:-Mas'uuliyiinta ka qeyb gashey xaflada qalinbadalashada ardeyda macahadka barashada iyo baaritaanada casfimaadka ee Royal.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta magaalada ...
31/07/2025

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta magaalada xuddur ku daahfurey isdiiwaangelinta kaadashada kaarka codbixinta.

30/07/2025
29/07/2025

Warka habeenimo warbaahinta Bakool Media 29.7.2025 daawasho wacan follow and share

29/07/2025

Qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada Xudur oo kay qeyb galay Kulan doodwadaag u dhexeeya bulshada amniga iyo garsoorka.

29/07/2025

Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Hassan Abduqaadir Mohamed oo Safar shaqo ku jooga Degmada Ceel-Beree ayaa Khudbad Dhinacyo badan Taabanaysa ka jeediyey kulan Dadweyne oo ka Dhacay Magaalada Ceel-Berde ee Gobolka Bakool.

29/07/2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey dardargelinayo Horumarinta adeegyada Bulshada, Nabadgalyada, Mashaariicda Hormarineed la qaatay Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bakool, kan Degmada Xudur iyo Odeyaasha Dhaqanka.

  Dowladda Itoobiya ayaa Amar culus duldhigtay Ciidanka Nabad sugida ee Doolow, Ciidanka NISA ayaa lagu amray in ay maga...
29/07/2025

Dowladda Itoobiya ayaa Amar culus duldhigtay Ciidanka Nabad sugida ee Doolow, Ciidanka NISA ayaa lagu amray in ay magaalada ka baxaan Nisa ama ay taageeraan maamulka Jubbaland.

Dowladda Faderaalka Soomaaliya wali k**a hadal dhacdadaan foosha xun.

Sidee u aragtaa dhacdadaan? Bakool Media

28/07/2025

Warka Fiidnimo warbaahinta Bakool Media ee 28.7.2025 oo idin kaga imaanaya magaalada Xudur

28/07/2025

Bulshada Degmada Xuddur ayaa soo dhowooweyey imaatinka Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed...... Xuddur....

28/07/2025

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta gaarey Magaalada Xuddur Bakool

Address

Tv
Xuddur
VEDIO

Telephone

+252618706419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bakool Media:

Share

Category