Radio Wardeeq

Radio Wardeeq Radio wardeeq Waxay Leedahay Idaacad wardeeq, FM Radio Xarunteedu Tahay Magaalada Baydhabo

Radio wardeeq Waxay Leedahay Idaacad wardeeq, FM Radio Xarunteedu Tahay Magaalada Baydhabo taasoo laga dhageysto Elenos ...
19/03/2022

Radio wardeeq Waxay Leedahay Idaacad wardeeq, FM Radio Xarunteedu Tahay Magaalada Baydhabo taasoo laga dhageysto Elenos Fm 85:00MHZ waxaana ay ka baxdaa Degmooyinka soo socda ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin: Baraawe, Marka, Afgooye Wanla Weyn, Bur-hakaba Elma' iyo Lego.

Idaacadda wardeeq waxay la shaqeysaa Halbeegga Xeerka Suxufiga ee la aqbalay ee saxnaanta, eex-la'aanta iyo mas'uuliyadda

idaacada wardeeq, idaacada si rasmi ah loo daah furay 03/07/2022 waxana ay hada haysataa kalsoonida iyo shacbiyad ay ku dhex leeyihiin shacabka

Idaacadda wardeeq ayaa bulshada u gudbisa xogta, wacyi gelinta bulshada, isku day in ay yareyso hadalada naceybka ah ee ka baxa idaacadaha, horumarinta dhaqanka nabadda iyo horumarinta barnaamijyada ciribtirka faqriga, la dagaalanka HIV/AIDS, gudniinka fircooniga, dib u heshiisiinta iyo nabadeynta Soomaaliya.

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Wardeeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category