Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim

Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim journalist

Nolosha haddi ay kugu adkaato sootan la ducaysto illhy la baryo lagu samra wixii illhy ku keeno
17/06/2024

Nolosha haddi ay kugu adkaato sootan la ducaysto illhy la baryo lagu samra wixii illhy ku keeno

20/03/2024

Jaceylka dhabta ah wuxuu leeyahay dareen ka duwan dareenada kale

23/02/2024

Suriyan kaso cararay dagaalka ka jiro dalka suuriya oo ku nol Baydhabo Ayaa umadda Soomaaliyeed Muslimka ah ka dalbaday Gargaar in ay laso garaan

22/02/2024

Barnaamijke HirmaanyƩ Ii Rajo Tv oo siinku kooyahaaya Baydhowa.

16/02/2024

Looxeeda, Qadeeda iyo Tusbaxeeda ayay u wadataa dugsiga

Masha allah

16/02/2024

In ka badan 15 Sano Ayuu Norway Degana Dhawaan Ayuu Kaso guuray Laascanood Ayuu ku Wareejiya Ganacsiyo Yar Yar

11/02/2024

Ustaad Libaan Garaad oo Farin uu diraay Dhalinyarada Soomaaliyeed ee shaqa doonka ah

10/02/2024

Sheeko Dhab ah oo la magac baxday Aqonyanki Qursiga uu dhintay

LA SOCO QAYBTA 2AAD

09/02/2024

Barnaamijka Baro Diintaada Ee Magalaada Baydhaabo

Dadka maqalka la' ama dhagoolayasha ayaa Banaanbax ka dhigay Muqdisho kuwaa oo ka cabanayay hadal ay Tiri Xildhibaanad S...
08/02/2024

Dadka maqalka la' ama dhagoolayasha ayaa Banaanbax ka dhigay Muqdisho kuwaa oo ka cabanayay hadal ay Tiri Xildhibaanad Sareeda .

Hadal kaas oo ahaa .Dadka dhagoolayasha wax cawinaad ah uma baahna .Xildhibaanada ayaa hadalkaaas ka hoor jeedisay Barlamanka Dalka "

07/02/2024

Xuska Habeenkii la dheelmiyay Nabigeenna suuban NNKH Ee Al-israa Micraaj oo Cawa luugu qabtay Magalada Baydhaabo

Ff khaalid Cabdi Ibraahim

Qof walbaa wuxu ku leeyahay iska ilow wixii h**e ee kuso maray ku raaxeeyso noloshaada balse Qofna ma'oga waxa aan Gudah...
06/02/2024

Qof walbaa wuxu ku leeyahay iska ilow wixii h**e ee kuso maray ku raaxeeyso noloshaada balse Qofna ma'oga waxa aan Gudaha ka dareemaayo.

Ragga qalbiga wanaagsan leh had iyo jeer ma helaan xiriir wanaagsan.

Address

BARDAALE
Baydhabo
00000

Telephone

+252615328895

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Khaalid Cabdi Ibraahim:

Share