02/08/2026
Taliye Abdirahman Nishow waa Taliyaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaa lagu yaqaan hoggaan, geesinimo, iyo daacadnimo uu ugu adeegayo shacabka iyo dowladnimada. Ilaahay ha ku guuleeyo gudashada waajibaadka culus ee loo igmaday, hana siiyo caafimaad iyo guul joogto ah. 🇸🇴