Radio Baidoa FM

Radio Baidoa FM RADIO BAIDOA FM is the voice of democractic ideas and values in Southwest State of Somalia.

11/05/2026

Saciid dani iyo Ahmed madowe, oo Mogdisho kusoo wajahan.
Mohamud Abdirahman

10/05/2026

Wasiirka Amniga KGS mahamed joon ayaa kamid ahaa masuuliinta maanta codeysay.

10/05/2026

Warbixin xaaladda siyaasadeed ee dalka.

10/05/2026

Codkiina dhiibta oo qofka aad is leedihiin waxba idin qaban doonna Codkiina siiya.
Musharax ilyaas Ali nuur.

10/05/2026

Waxa aan maanta nasiib u yeeshay in aan codkayga ka ciil baxo oo qofkii aan rabo siiyo.
Wasiir Saadaad Cali.

Deegaanada KG guud ahaan waxaa ka socda doorashada goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, madax ayaana ka qeyb gashe...
10/05/2026

Deegaanada KG guud ahaan waxaa ka socda doorashada goleyaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, madax ayaana ka qeyb gashey codeynta saaka.

09/05/2026

Kulan looga hadlaayey aayaha beesha Sheekhaal ee degta deegaanada KG ayaa lagu qabtey magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdirahman ibraahim aadan sate Ayaa Maamul cusub u magacaabey Dee...
09/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Mudane Abdirahman ibraahim aadan sate Ayaa Maamul cusub u magacaabey Deegaanka Awdiinle.

07/05/2026

Qaar kamid ah ciidamadii Daraawiishta KGS oo dib uga soo laabtay gobolka Baay.
Mohamud Abdirahman

Xisbi siyaasadeedka talo qaran kana mid ah xisbiyada ku loolamaya kuraasta madaxtinimada dowlada KGS ayaa mudooyin kii u...
06/05/2026

Xisbi siyaasadeedka talo qaran kana mid ah xisbiyada ku loolamaya kuraasta madaxtinimada dowlada KGS ayaa mudooyin kii ugu danbeeyey Baydhabo iyo waajid ka wadey barnaamij Olole oo ay ku doonayaan xilalka sare ee dowladaasi.

Magaalada Baydhabo waxay maanta ku soo bandhigeen gaari lagu soo xardhey sawiro iyo hal ku dhigyo ay bulshada kaga doonayaan iney ku taageeraan codkooda.

Xisbiga talo qaran waxaa madaxtinimada kursiga ugu sareeya koonfur galbeed ugu sharxan siyaasiga rug cadaaga ah ee Dr xasan sheikh isaaq.

Waxaana mudooyin kii ugu danbeeyey laga dareemayaa ololahooda magaalooyinka Baydhabo iyo Waajid oo uu musharaxa taageero badan ku leeyahay.

Degmada Wajid waxay ka mid tahay degmooyinka sida weyn loogu soo dhoweeyey musharax madaxweyne Koonfur Galbeed Mudane Xasan Sheekh Isaaq, kaasoo ka mid ah musharraxiinta u taagan qabashada xilka madaxwaynaha KGS.

Ololaha urur siyaasadeedyada ayaa maraya meeshii ugu saraysay iyadoo lagu jiro marxaladii kala baxa musharax kastana ku muujin lahaa hadafkiisa siyaasadeed ee doorashada KGS

DEGDEG,warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada asluubta ay xirteen qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqd...
06/05/2026

DEGDEG,
warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada asluubta ay xirteen qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, kadib markii mushaharkooda laga jaray.

Address

Adada Sub-Village, Near By Suubis Group Of Companies
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Baidoa FM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Baidoa FM:

Share