Bulle Media Network

Bulle Media Network Ku Soo Dhowoow BULLE MEDIA NETWORK – Ka Hel wararka la isku halayn karo, degdeg iyo xaqiiqo ku saleysan.

10/09/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo.

09/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Abduqadir Omar Abdullahi (Baasto)ayaa ka Hadlay Munaasabadda Dib-u-Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib loo eegay (STP 2026–2031).

09/09/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Abdi Ali Dogey ayaa ka Hadlay Munaasabadda Dib-u-Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib loo eegay (STP 2026–2031).

09/09/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Dib-u-Daahfurka Qorshaha Isbeddelka Dowladda Koonfur Galbeed ee dib loo eegay (STP 2026–2031).

Fariinta Xildhibaan Omar Balash.
05/09/2026

Fariinta Xildhibaan Omar Balash.

03/09/2026

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Nuur Siidow Baba oo Tagay Xaradii Maanta ay soo Weerareen Khawaarijta ayaa Sheegay in laba Gaari iyo Qof Naftii Haliga ah ay isku Qarxiyeen Xerada Ciidamada Dowladda ay ku lahayeen Duleedka Magaalada Baydhabo.

02/09/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.

Address

Baydhabo

Telephone

+252618877115

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulle Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share