BAY TV

BAY TV BAAY TV Waa Adeeg Tv Cable Ka HowlGala Gobolka Baay Kala Soco Warbixino Xiiso Gooni leh

Dr. Kasim Omar Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Neerfaha Iyo Dhimirka Ayaa Hada Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist H...
11/12/2025

Dr. Kasim Omar Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Neerfaha Iyo Dhimirka Ayaa Hada Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo.

Xaruunta Waxay Ku Taalaa Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir 061 2214485, 061 1433344.
fans
BAY TV

29/11/2025

Highlight: Waxaa maanta imtixaan u fariistay qaar ka mid ah ardada kulliyada caafimaadka gaar ahaan qaybta kalkaalisonimada ee machadka Al-Qamar Educational Academy.

BAY TV

Sawiro: Waxaa maanta imtixaan u fariistay qaar ka mid ah ardada kulliyada caafimaadka gaar ahaan qaybta kalkaalisonimada...
29/11/2025

Sawiro: Waxaa maanta imtixaan u fariistay qaar ka mid ah ardada kulliyada caafimaadka gaar ahaan qaybta kalkaalisonimada ee machadka Al-Qamar Educational Academy.

BAY TV

29/11/2025

MUUQAL
XAFLADA SANAD GUURADII 4AAD EE MIDEYNTA DHALINTA

BAY TV

SAWIROXAFLADA SANAD GUURADII 4AAD EE MIDEYNTA DHALINTA fans BAY TV
29/11/2025

SAWIRO
XAFLADA SANAD GUURADII 4AAD EE MIDEYNTA DHALINTA
fans
BAY TV

Maamulka Kheyraad Specialist Hospital Ayaa Maanta Waxay Qado Sharaf Loogu Mahad Celinaayo Usameeyeen Dhakhtaatiirta, Mac...
31/10/2025

Maamulka Kheyraad Specialist Hospital Ayaa Maanta Waxay Qado Sharaf Loogu Mahad Celinaayo Usameeyeen Dhakhtaatiirta, Macallimiinta, Macaamiisha Iyo Bulshada Magaalada Baydhabo Ayadoo Looga Mahad Celiyey Dowrkii Ay Ku Lahaayeen Hormarinta Adeegyada Iyo Casriyeynta Cisbitaalka Al-kheyraad.

BAY TV

Dr. Hassan Nor Dinle Ayaa Soo Gaarey Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo Maanta Oo Ah 26-ka October. Dhakhtarka Ayaa A...
26/10/2025

Dr. Hassan Nor Dinle Ayaa Soo Gaarey Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo Maanta Oo Ah 26-ka October.

Dhakhtarka Ayaa Adeegsanaya Lesar Casri ah Asagoona Daweyn Doonaa Cudurada Maqaarka, Timaha Iyo Cijiyaha.

Sidoo Kale Wuxuu Sameyn Doonaa PRP Micro-Needle Iyo GFC Oo Looga Hortago Tima Daadashada.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir 061 2214485, 061 61 1433344.
Xaruunta Waxay Ku Taalaa Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

26/10/2025

Eng Ahmed Adan Gudoomiyaha boorka Jamacada weli waxbarashada Ma dhamanin qof kasta oo ka baxa Jamacada ma ahaan in Shaqo helo “.

BAY TV

26/10/2025

Ustad Mukhtar Adan -Madax Shaqada Iyo Shaqalaha Jamacada BIU
“”Manta waxay noo tahay maalin weyn oo ka mid ah guulaha Jamacada ay gartay’.
BAY TV

26/10/2025

Ali wardhere Gudoomiyaha Gobolka Bay”Ardeyda waa inay ku shaqeyan wax ay soo barteen shaqana ayaan laga suginin Dowlad iyo hey’ad ee waa in si gaar ah Ugu shaqeystaan xirfadii aad barateen.
BAY TV

25/10/2025

Qaar kamid ah Mas'uuliyinta Kasoo Qebgaley Xafladda Qalin Bedelashada Dufcadii 8aad 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔 Ayaa uhamabayeyay Arayda iyo Walidiinta Kuna dhiiira geliyeen in ay horay usii wadaan dadaalkoooda.

25/10/2025

Ustad Ahmed Abdulahi Al-kurtumi oo Lawadaagaey Farxad Xaaskiisa oo Kamid Ahayd Ardeyda Ka Qalinjabisay Dufcadda 8aad ee Jaamacadda Baidoa International University.
BAY TV

Address

BAAY TV TOWER KA SOO HORJEEDKA IBS BANK
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BAY TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BAY TV:

Share

Category