Hiraan News

Hiraan News Hiraan News Kala soco warar Xaqiiqada ku saleysan And Like

24/10/2021

Guriceel Io Saakay Dagaal Ka Dhacay Iyo Qasaaraha Daawo,,,,,,,,,,,,,,,,

10/05/2020
09/05/2020
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Gargaarkii labaad oo loogu talogalay xakamaynta cudurka   soo gaadhsiisay Puntland.Garg...
09/05/2020

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Gargaarkii labaad oo loogu talogalay xakamaynta cudurka soo gaadhsiisay Puntland.

Gargaarkan oo la sheegey in uu kamid yahay sheybaadhka cudurka lagu baadho ayaa laga dejiyey magaalada Boosaaso maanta.

Waa siide qaabka hilikiliyo biyaha looga xiiray.Waa sawiradi ugu dambeyay ee laga so qaado biyo xireenka lagu sameyay hi...
06/05/2020

Waa siide qaabka hilikiliyo biyaha looga xiiray.

Waa sawiradi ugu dambeyay ee laga so qaado biyo xireenka lagu sameyay hilikiliyo.

Ma kulla tahay in xakameen fiican lagu sameeyay biyahaas rayiigaga halkan ku cabir.

Share.

Wabiga Shabeelle ee dhax mara Magaalada Beledweyne ayaa ku fatahay qeybo kamid Magaalada Beledweyne.Goobaha uu Webiga ku...
04/05/2020

Wabiga Shabeelle ee dhax mara Magaalada Beledweyne ayaa ku fatahay qeybo kamid Magaalada Beledweyne.

Goobaha uu Webiga ku fatahay 48-saac ee lasoo dhaafay waxaa kamid ah Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa-taako laamaha Dhagax-Jibis Kutiimbo iyo Bilis-Diid.

Dadka aay guryahooda biyaha fatahaadda gashay iyo kuwo kale oo badan oo cabsi xooggan ka qaba fatahaadda oo xoogeeysata iyo Dadad Biyo ah oo dhanka Itoobiya kasoo socda oo Beledweyne ku soo wajahan Maalmaha soo aadan sida waraarka sheegayaan ayaa Maanta deegaan saday deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka Beledweyne.

Inta badan Bulshada Beledweyne ayaa Taxadar badan ka muujinaya fatahaadda iyo dadka,madama casharro horay aay ka barteen waana tan keentay in dadka intiisa baxan aay qax billoobaan.

Maamulka Gobolka Hiiraan Guddiga Gurmadka Fatahaadda ee Ganacsatada u badan iyo Ingineero Dowladda Soomaaliya ka socda ayaa dadaalo aay biyaha fatahaadda ku xakamynayaan Beledweyne ka wada waloow aay waqtiga la dagaalamayaa madama Wabiga uu fatahaad horu dhac ah billoobay Daadadne aay Magaalada ku soo wajahan yihiin.

Share.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa waaberigii horey ee saakay waxaa kasoo degtay diyaarad...
04/05/2020

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa waaberigii horey ee saakay waxaa kasoo degtay diyaarad ka timid dalka Turkig oo siday qalab Caafimaad kala duwan, taasi oo loogu deeqay dowladda Soomaaliya.

Diyaaradan oo ah midii saddexaad ee Turkiga u soo diray Soomaaliya ayaa waxaa ay siday qalaba Caafimaad oo kala duwan oo loogu talaglay in lagula dagaalamo Cudurka Coronavirus oo kiisas farabadan laga helay gudaha dalka.

29 April 2020: Update on COVID-19 in Somalia.> New cases confirmed today: 54> Benadir: 54> Male: 40> Female: 14> Recover...
29/04/2020

29 April 2020: Update on COVID-19 in Somalia.

> New cases confirmed today: 54
> Benadir: 54

> Male: 40
> Female: 14
> Recovery: 1
> Death: 0
------------------------------------
Total confirmed cases: 582
Total recoveries: 20
Total deaths: 28

Waaxda cafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka wada Magaalada Muqdisho Buufin looga hortagayo caabuqa Coved-19
29/04/2020

Waaxda cafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka wada Magaalada Muqdisho Buufin looga hortagayo caabuqa Coved-19

bulshada baladweyne oo bilaabay gurmadyo ay ku caawinyaan  walalahood reer Qardho,
29/04/2020

bulshada baladweyne oo bilaabay gurmadyo ay ku caawinyaan walalahood reer Qardho,

Soo dhoweynti Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ee Kismaayo, waxaa safarkiisa ku wehliyay C/rashiid Xidig Sheekh Daah...
29/04/2020

Soo dhoweynti Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ee Kismaayo, waxaa safarkiisa ku wehliyay C/rashiid Xidig Sheekh Daahir oo ka mid ahaa xubnaha Golaha Is bedel doonkii Jubbaland, waxaa arrimo caafimaad Nairobi ugu haray C/naasir Seeraar oo isna todobaad kaddib ku laaban doona Kismaayo

Baardheere waxaa ku fatahay Wabiga Jubba
29/04/2020

Baardheere waxaa ku fatahay Wabiga Jubba

Address

Beledweyne

Telephone

+252617789354

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiraan News:

Share