Sadik mohamed

Sadik mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sadik mohamed, Digital creator, Hiiraan, Beledweyne.

19/06/2024

Mohaa channel

19/06/2024

Hurda la,aan maxaa udaawa ah

Sawirka hadlayo waa Aabaha Halgalka Dib-u-xoreynta dalka ahne Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.
18/04/2023

Sawirka hadlayo waa Aabaha Halgalka Dib-u-xoreynta dalka ahne Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.

 .1-Zakaatul-fidrigu waa waajib laga doonayo qof kasta oo mislim ah, yar iyo weyn, rag iyo dumar.2-Waxa ay ku waajibtay ...
18/04/2023

.

1-Zakaatul-fidrigu waa waajib laga doonayo qof kasta oo mislim ah, yar iyo weyn, rag iyo dumar.

2-Waxa ay ku waajibtay qof kasta oo soo gaaray maalinka ramadaanka udambeysa, oo uu gabbalku u dhacay, soona gaarey habeenka ciidda.

3-Waxa ay ku waajibtay qof kasta oo haysta wax dheeri ka ah, quudkiisa maalinka ciidda ah iyo habeenkeeda.

4-Qofka waxa uu ka bixinayaa qof kasta oo uu waajib ku yahay Biilkiisa (masruufkiisa) sida Xaaskiisa, Caruurtiisa, Waalidkiis..

5-Waxa uu bixinayaa raashinka laga quuto inta badan magaalada uu joogo.

6-inta la bixinaayo waa (SAAC) oo u dhigma
-Bariis: 2.5kg-3kg ( Labo kiilo iyo bar ilaa saddex kiilo)
-Bur: 2kg-2.4kg(labo kiilo ilaa labo kiilo iyo bar 100-Dhiman.

-Hadii qofku intaas ka badan uu bixiyo, sadaqo ayay u noqoneysaa.

7-Lacag luguma bixin karo, kumana ansaxeyso.

8-Waqtiga labixinayo waa laga bilaabo habeenka Ciidda la tukanayo, ilaa salaadda Ciidda laga aadayo.

-Qofkii salaadda kadib bixiyaa waa u sadaqo ee k**a gudmin, qof cudurdaar heysta mooyee.

9-Waxaa bannaan laba cisho kahor inla bixiyo.

10-Waxaa la siinayaa masaakiinta oo kaliya.

11- Qof aan Salaadda tukan lama siin karo.

12-Waxaa bannaan dad badan Zakadooda in hal qof la wada siiyo.

Ilaahey hana waafajiyo wixii uu jecelyahey.

Ustaad Yunus Al-habrawi

وبالله التوفيق

Address

Hiiraan
Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadik mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share