Hirsan Media

Hirsan Media Waxaad kala socon kartaa warar iyo barnaamijyo xaqiiqda ku saleysan, hufnaan iyo waayo aragnimo xirfadeed leh

Waxaa Magaalada muqdisho lagu xarig Jaray M&A FITNESS  oo laga furay Dagmada Boondheere  xaafada busleyda daarta sunduz ...
26/04/2026

Waxaa Magaalada muqdisho lagu xarig Jaray
M&A FITNESS oo laga furay Dagmada Boondheere xaafada busleyda daarta sunduz plaza.

Wana GMY casri ah oo soo kordhiyay Adeegyo badan oo manta dhalinta hada soo koraya iyo kuwa cuslaaday labuduba oo ay uwada Riyaaqen kuwaas oo helaya Macalimiin u gaar ah oo leh qibrad.

Furitaanka xalfada waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano, godoomiyaha Dagmada Boondheere iyo masuuliyiin kala duwan

Dowladda Federaalka ayaa oggolaatay in ay Muqdisho ka degaan ilaalada Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland ka dib waan-...
02/02/2026

Dowladda Federaalka ayaa oggolaatay in ay Muqdisho ka degaan ilaalada Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland ka dib waan-waanta ergooyin Soomaali ah & Beesha-caalamka oo dooneysa qabsoomidda shirka, sida ay tilmaameen ilo ka tirsan Golaha Mustaqbalka, weli se DFS ma bixin faahfaahin rasmi ah.

17/12/2025

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo gaaray Magaalada Kismaayo

17/12/2025

Kismaayo✈️

16/12/2025

Waxa la leeyahay waa xisbiyo la tartamayo xisbiga Xasan Sheikh waa nuucaan, ma waxaas ayaa xisbi iyo doorasho la dhihi karaa marka

30/07/2025

Beledxaawo waa lagu kala adkaaday ciidamada Cabdirshiid janan ayaa la wareegay inta badan gudaha magaalada

29/07/2025

Dagaal xoogan oo ka socdo Beledxaawo

27/07/2025

Beledxaawo manta markale dagaal ayaa ka socdo iyadoo madaafic lagu gaaracay qeybo kamid ah magaalada

27/07/2025

Dalxureeye hada magacaas waa u dhamaatay miyaa expire ayuu noqday

27/07/2025

Maxaas oo markii ugu horeysay u gacan gashay Alshabaab

Address

Area Shiekh Ali Jimale Bundoweyne Street
Beledweyne
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hirsan Media:

Share