Hormadiid News Online

Hormadiid News Online run-sheeg kusoo dhawoow; wacyi gelin talooyin iyo barnaamijyo taariikh oo taxane ah...

Been aqoon ma noqoto!!!!Qeeyb ka mid ah liiska magacyadaan oo uu ugu horeeyo magaca aan jaalaha ku calaamadeeynay oo isk...
26/05/2025

Been aqoon ma noqoto!!!!

Qeeyb ka mid ah liiska magacyadaan oo uu ugu horeeyo magaca aan jaalaha ku calaamadeeynay oo iskugu jira odi dhaqameedyo iyo dad bulshada caadiga ah, Isla markaasna u dhashay Beesha Makanne, waa dad laga been abuurtay. Ayagoo aan ogolaansho iyo talo midna la weeydiin ayaa si kas ah loo isticmaalay magacyadooda. Ayadoo laga dhigayo in la wareeystay oo ay qeeyb ka yihiin af-lagaada iyo been abuurka ku qoran buugga.

Ku been abuurashada magacyada odiyaasha ayaa ah Qatar kale oo u baahan in la wajaho.

Makannow , martidaan aad farqaha ku haaysaan dhulka hala dhigo. Nin waliba deegaan ayuu lee yahay deegaan kiisa Allah u barakeeyo. Makanne iyo Shabelle wax ka dhaxeeyo oo deegaan iyo taariikh ah ma jirto.

Hadalkeena wuu cad yahay.!!!

Adduunka inuu hadda uun bilow yahay oo kale oo uusan horay ujirin sooyaal dhigan oo ab kasoo gaar leh iyo abuullan-reeb ...
25/05/2025

Adduunka inuu hadda uun bilow yahay oo kale oo uusan horay ujirin sooyaal dhigan oo ab kasoo gaar leh iyo abuullan-reeb soo jiray dhowr fac oo isku daba xig xigay, ayuu maanta isku deyayaa igaar reer itoobiya ah oo isagaba ku wareersan kala doorashada odayga uu magaciisa ku abtirsan lahaa, inuu maanta nayiraahdo qaar kamid ah beelaha Soomaaliyeed oo ay beelaha afar makanne kamid yihiin ayaan abtiris kooda saxda ah idin barayaa iyo meelaha ay isir ahaan kasoo kala jeedaan,waa cibaaro adduun.
Abtiris wareerka ku haayo annnaga maqabno ee bal horta kuwaaga uun usoo hel oday sugan oo ay ku arooraan, intaadan usoo hanqal taagin umadaha aan abid shaki kagalin isirkooda iyo awoowga ay galaan, haddaad xanuunsantahay ha umaleyn in dadka oo dhan kula qabaan jir cuncunka aad ka cabaneyso

17/05/2025

Hebeen wanagsan dhaman asxabta.
Wadanka waxa uu galay kala guur.

Address

Beledweyne

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormadiid News Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share