Sahil Media Center

Sahil Media Center Waa hormuudka saxaafada hufan ee geeska Africa

21/04/2021
21/04/2021
Caawa waxa xisbiga Kulmiye xaflad wayn u qabtay musharixiintiisa golaha wakiilada iyo degaanada gobolada Saaxil, Maroodi...
21/04/2021

Caawa waxa xisbiga Kulmiye xaflad wayn u qabtay musharixiintiisa golaha wakiilada iyo degaanada gobolada Saaxil, Maroodi-jeex iyo Awdal.

Xisbiga Kulmiye wuxuu gudoonsiinayay musharixiinta shahaadadii musharaxnimada.

Musharixiintii ka qaybgalay xaflada musharax Cabdillaahi Xuseen Aw Maxamed oo u sharaxan golaha wakiilada, gobolka Saaxil, iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed X. Yuusuf oo u sharaxan golaha degaanka ee degmada Berbera.

06/04/2021
02/04/2021

Address

Daaroole
Berbera
123456

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahil Media Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahil Media Center:

Share

Category