20/10/2025
Ominco Group waxay kaalin muuqata ka qaadatay dhismaha waddooyinka iyo horumarinta nolosha bulshada Somaliland. Laakiin waa ceeb in shirkad weyn oo dhaqaalaha dalka qayb ka ah lagu sumcad dilo waxaanay ahyn.
Sidoo kale waa in la ogaadaa in xeerka maalgashiga somaliland uu cashuur dhaaf siiyay maal gashiyayaasha dalka kuwaaso oo soo galiya cashuur ka badan ta loogu sameeyay cashuur dhaafka
Waxa kale oo wasiirka maaliyadu sheegay in aanay ahay saliid qaydhiin hadaba waxa is waydiin mudan wasaarada maliyadu ma quality control waxa shaqadan sheegi karta quality control oo ogaan karta ilaa tayada alaabtan .
Bahda maaliyadu waxay sameeyeen sumcad dil taas oo sharciga somaliland ka soo horjeedo in qofna sumcadiisa lagu xad gudbi karin.
Sidoo kale waxay ka soo horjeesteen dastuurka somaliland oo jideeyay ganacsiga xorta ah
Waxaad ogaataa wax kasta oo ka hor jeed shuruucda somaliland waa waxba k**a jiraan ,waxaana ka dhalanaysa mag dhaw
Hadaba xuk**ada somaliland waxa looga baahanyahay in ay sharciga ilaaliyan dadka dalka hormarka u h**e seedaya in la ilaaliyo
Ugu dambayn, waxaa lagama maarmaan ah in Xukuumadda Somaliland ay ilaaliso sharciga, isla markaana ay difaacdo ganacsatada iyo shirkadaha door weyn ka qaata horumarinta dalka.
Ominco Group waxay xaq u leedahay xuquuqda uu xeerku siiyay, lagumana xadgudbi karo sumcad ahaan ama sharci ahaan midna.