16/08/2026
Xidigan caawa dayaxa lafadhiya waa meeraha ugu caansan meerayaasha waa daariq ama libdhe imika waa maqalo xidh wuxu maalin dhaw ka libdhi doona galbeed hawada ama cirka wuxu kamaqnaan doona 70 habeen kadib wuxu noqon doona xidg waa bari wuxu kalibdhidoonaa bari wuxu hadana maqnaadaa 7 habeen kidib wuxu noqon doona maqalo xidh waa xidiga soomaalidii h**e aad uga faashan jirtay kolba halka uu joogo xidtaa dagaalada isaga ayaa loo eegijiray