Warsame Media

Warsame Media Warsame Media/news company

05/10/2025
Caqabadaha ay Sanad waliba la kulmaan ardayda Hesha mixnadan wax barasho ee aan dhag jalaq loo siin cidina aanay waxba k...
16/09/2025

Caqabadaha ay Sanad waliba la kulmaan ardayda Hesha mixnadan wax barasho ee aan dhag jalaq loo siin cidina aanay waxba ka qaban, arday badanna ay sabatas darted ku wayan fursadii ay heleen.
1. Ardayda oo aan loo aabo yeelin jaacada lagu qoraayo in ay bixiso barnaajigka uu baran lahaa iyo in kale,
Tani waa caqabadda ugu badan ee ardayda ku habsata, ardayda baddi waxa lagu qoraa jaamacad aan bixinaynba barbaajimkii u qirnaa ee uu ardaygu Imtixanka usoo maray hadhaw jamacada ardayga la geeyaa waxay ku qasabtaa inta badan in uu qaato barnaamij kale oo kaas la garab dhaw oo ay iyadu bixiso madama jamacadu ardaygan iyadu dhaqaale ku qabto
2. Ardayda oo xaga h**e laga habsaamiyo kadibna la keeno jamacadihi oo registration kii xidhmayba, kadibna diida ardaydii in ay qaataanba
3. Gudida taclinta sare iyo Safarada somaliland ee Adisababa oon xilba iska saarin ardayga wax ka qaldamaan in ay la saxaan, sida ardayga jamacadisi aanay hayn Barnamijkii uu baran lahaa, ka is diwan galintii ka xidhantahay iwm
In wax loo qabto dhaafe isaga daalac loo raacaa, waxa uu wakhti iyo kharashba kagaga dhamaadaa Adisababa sida uu subax walba safaarada u taagan yahay ee mar loo jarayo, mar isaga daalac loo raacayo mar la isku tuur tuurayo.
3. Marka H**e oo jamacadaha wanaagsan aan dad badanba lagu qorin, balse ay tahay uun iga gee ardaygu ha i dhafun
4. Gudida taclinta sare oo aad moodaba ardayga in sawir ay ka qaadan marka uu wajaale maraayo si ay baraha bulshada ugu baahiyaan in arday ay direen ay wax kasta uga muhimsantahay, ardaydaas baddi waxa la raaciyaa jaamacadiiba hal qof oon isaguba uga aqoon roonayn dhulka la marayo, luuqada dalka lagaga hadlo iyo jamacada la tagayaba
La socoo ardaydaas intas oo gadhi ayaa hadba lagu sii kala wareejiyaa, qarkod 5 habeen iyo ka badan ayay usii dhaxaan jaamacadohoodi
6. Ardayda oo badan arday hadda secondary kasoo baxay oo aan h**e ula qabsan karin deegaan nolol adag, iyo hawlo kaloo badan cidina k**a daba timaad oo k**a war hayso badi ardayd

President of the Republic of Somaliland, His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro), who is on an official ...
30/05/2025

President of the Republic of Somaliland, His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro), who is on an official visit to Kenya, held an important meeting with His Excellency Dr. William Ruto, the President of the Republic of Kenya.

The two leaders discussed several key issues of mutual importance, including:

1. Bilateral cooperation and strengthening ties in trade, investment, economic development, and air travel.

2. Enhancing peace and security in the region, particularly the promotion of stability, prevention of extremism, and support for peacebuilding efforts in the Horn of Africa.

3. Educational cooperation, academic exchange, institutional capacity building for government institutions, and the development of technical and vocational training programs for youth.

This meeting emphasized the longstanding relationship between Somaliland and Kenya, which is based on a shared history, mutual respect, common interests, and a unified vision for regional development and prosperity.

Address

Berbera

Telephone

+252638044700

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsame Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share