Xoogsade Media Tv

Xoogsade Media Tv We are a professional media Tv company with extensive experience in creating high-quality content.
(2)

Our expertise spans various formats, allowing us to deliver engaging and impactful media that meets our clients' diverse needs.

07/06/2026

"Caabi Hospital Berbera Oo Abaalmariyey Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Sanadka"

Maamulka Caabi Hospital ayaa qabtay munaasabad lagu dhiirrigelinayey shaqaalaha cisbitaalka, taas oo lagu guddoonsiiyey ...
07/06/2026

Maamulka Caabi Hospital ayaa qabtay munaasabad lagu dhiirrigelinayey shaqaalaha cisbitaalka, taas oo lagu guddoonsiiyey abaalmarino iyo shahaadooyin shaqaalihii muujiyey dedaalka, hufnaanta iyo adeegga ugu wanaagsan sannadkan.

Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu xoojinayey tayada shaqada iyo dhiirrigelinta shaqaalaha caafimaadka, iyadoo maamulka cisbitaalku uga mahadceliyey shaqaalaha kaalinta ay ku leeyihiin daryeelka bulshada iyo horumarinta adeegyada caafimaadka.

07/06/2026

Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Gobolka Saaxil ayaa habeenkii xalay fuliyay hawlgal ballaadhan oo lagu adkaynayay amniga waddooyinka iyo ku dhaqanka shuruucda taraafikada.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Saaxil Gaashale sare Maxamed Dacar ibraahim
07/06/2026

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Saaxil Gaashale sare Maxamed Dacar ibraahim

07/06/2026

Boqor Badmadow Oo galay Xarunta CID da

06/06/2026

Abwaan qooqane oo maanso u tiriyey Moyorkii h**e ee caasimada hargeisa Cabdikariim Axmed Mooge

06/06/2026

“Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska, ehelada, asxaabta iyo dhammaan shacabka ay ka baxeen labada marxuum ee lagu dilay magaalada Sheekh."- Suldaan Husien

06/06/2026

Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta yeeshay Fadhigii 8-aad ee Kal-fadhiga 14-aad

Alla ha u naxariistee waxa dalka Turkiga ku geeriyooday Caaqil Maxamed Cabdi Jaamac oo mudooyinkii u dambeeyey halkaasi ...
06/06/2026

Alla ha u naxariistee waxa dalka Turkiga ku geeriyooday Caaqil Maxamed Cabdi Jaamac oo mudooyinkii u dambeeyey halkaasi u joogey xaalad caafimaad. Goobta lagu aasi doono marxuumka dib ayaa laga soo sheegi doona in shaa allah.

Haddii Cirro hal qalad sameeyey in uu Cabdalle Sandheere Wasiir ka dhigtay weliba arrimaha Gudaha u dhiibtay baa khalad ...
06/06/2026

Haddii Cirro hal qalad sameeyey in uu Cabdalle Sandheere Wasiir ka dhigtay weliba arrimaha Gudaha u dhiibtay baa khalad ahayd.

Xigasho Siyaasi maxamed saleeban yaasiin deer

Address

Slough

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoogsade Media Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xoogsade Media Tv:

Share