Greenlight Media Production

Greenlight Media Production Kusoo Dhawoow Page-ka Rasmiga ah ee Greenlight Media Production

09/06/2026

Suldan qabiile oo warbaahinta la hadley

Hambalyo Aroos wacan Nuux & aaaiya | photos | sultan Hotel Berbera
07/06/2026

Hambalyo Aroos wacan
Nuux & aaaiya | photos |
sultan Hotel Berbera

07/06/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 07/06/2026, waxaa xarunta Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha Ka Caagan ee magaalada Berbera ka furmay tababar ku saabsan anshaxa shaqada, isla xisaabtanka iyo daryeelka macaamiisha.**

Tababarkan oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha ee la xidhiidha adeeg-bixinta iyo waajibaadka shaqo.**

Furitaanka tababarka waxa ka qayb galay Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha Ka Caagan, isaga oo shaqaalaha uga warbixiyey muhiimadda tababarkani u leeyahay shaqadooda, kuna boorriyey inay si buuxda uga faa’iidaystaan muddada uu socdo. Waxa uu sidoo kale xusay in aqoonta laga korodhsado tababarkani ay ka qayb qaadan doonto tayaynta adeegyada ay hay’addu u fidiso bulshada iyo kor u qaadista hufnaanta shaqada.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 07/06/2026, waxaa xarunta Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha Ka Caagan ee magaalada Berbe...
07/06/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 07/06/2026, waxaa xarunta Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha Ka Caagan ee magaalada Berbera ka furmay tababar ku saabsan anshaxa shaqada, isla xisaabtanka iyo daryeelka macaamiisha.**

Tababarkan oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha ee la xidhiidha adeeg-bixinta iyo waajibaadka shaqo.**

Furitaanka tababarka waxa ka qayb galay Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Aagga Ganacsiga Cashuuraha Ka Caagan, isaga oo shaqaalaha uga warbixiyey muhiimadda tababarkani u leeyahay shaqadooda, kuna boorriyey inay si buuxda uga faa’iidaystaan muddada uu socdo. Waxa uu sidoo kale xusay in aqoonta laga korodhsado tababarkani ay ka qayb qaadan doonto tayaynta adeegyada ay hay’addu u fidiso bulshada iyo kor u qaadista hufnaanta shaqada.

Ogaysii  bulshada ku dhaqan Barbara waxa layiidn furaay maherad online ku shaqanysa oo  halka aad joogto kugu imnysa  wa...
07/06/2026

Ogaysii bulshada ku dhaqan Barbara waxa layiidn furaay maherad online ku shaqanysa oo halka aad joogto kugu imnysa waxa aany hagjinysa wax walba aad uu bahntay hadii aad uu bahntaay ka la so xidhiidh lambarka 252 63 9348761

03/06/2026

Xafladdii Sagootinta Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Hoyga ah ee Dabayl-wayne Boarding Secondary School ayaa si heer sare ah loo qabtay.

Munaasabaddaas, ardaydu waxay uga mahadceliyeen dhammaan maamulka iyo macalimiinta kala duwan ee dugsiga dadaalka iyo kaalinta ay ku lahaayeen waxbarashadooda iyo tarbiyaddooda muddadii ay dugsiga joogeen.

Sidoo kale, ardaydu waxay guddoonsiiyeen Maamulka abaalmarino iyo shahaadooyin mahadnaq ah, iyagoo muujiyey qaddarinta iyo ixtiraamka ay u hayaan.
Greenlight Media Production

03/06/2026

Xafladdii Sagootinta Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Hoyga ah ee Dabayl-wayne Boarding Secondary School ayaa si heer sare ah loo qabtay.

Munaasabaddaas, ardaydu waxay uga mahadceliyeen dhammaan Maamulka iyo macalimiiinta kala duwan ee dugsiga, dadaalka iyo kaalinta ay ku lahaayeen waxbarashadooda iyo tarbiyaddooda muddadii ay dugsiga joogeen.

Sidoo kale, ardaydu waxay guddoonsiiyeen Maamulka abaalmarino iyo shahaadooyin mahadnaq ah, iyagoo muujiyey qaddarinta iyo ixtiraamka ay u hayaan.
Greenlight Media Production

28/05/2026

Anwar Yuusuf Cabdi Dirir (Anwar John), oo ka mid ah ciidanka Ilaalada Xeebaha ee gobolka Saaxil, ayaa soo badbaadiyey dalxiisayaal ajaanib ah oo ku badalanayey deegaanka Batalaale ee magaalada Berbera.

Anwar ayaa lagu tilmaamaa mid ka mid ah dhalinyarada ugu xirfadda badan dabaasha, isagoo ku soo barbaaray badda iyo xirfadda dabaasha.

Dadweynaha ku dhaqan deegaannada hoos yimaadda degmada Xagal ayaa cabasho ka muujiyey shirkado macdan ka qodaya buurta J...
28/05/2026

Dadweynaha ku dhaqan deegaannada hoos yimaadda degmada Xagal ayaa cabasho ka muujiyey shirkado macdan ka qodaya buurta Jidhiba. Waxay sheegeen in shirkadahaasi ay qodis ka wadaan dhulkii ay xooluhu daaqi jireen, taas oo saamayn ku yeelanaysa nolosha bulshada deegaanka iyo xoolo-dhaqatadaba.

Sidoo kale, shacabka deegaanka ayaa fariin u diray xukuumadda Somaliland, iyagoo ka codsaday in si degdeg ah wax looga qabto arrintan, isla markaana xal laga gaadho cabashada u dhexaysa bulshada iyo shirkadahaasi.

Address

Xanaan Street
Berbera
00252

Opening Hours

Monday 08:30 - 23:30
Tuesday 08:30 - 23:30
Wednesday 08:30 - 23:30
Thursday 08:30 - 23:30
Saturday 08:30 - 23:30
Sunday 08:30 - 23:30

Telephone

+252634249383

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Greenlight Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Greenlight Media Production:

Share