Afka hooyo waa hoddan

Afka hooyo waa hoddan wxn halkan idin kula wadaagi doona hibada afkena wxa illahay iga baray

16/06/2021
27/12/2020

Wx badzo wx beel ayey dhazhaa waa tano kle๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

15/11/2019

Hanti laysa siiyiyo micno malaha hooduye ruux kula halgami kara hamigaaga kula raba ayaa lo hiloobaa heesaha macaan iyo hawraar lo Abuuraa hoy lagula midooba hiigsigaaga noloshiyo hamigaaga gaarka ah ruux kuu hagaajaa hambalyada la siiyaa heeryada la saartaa hubaal loo hanqaarmaa

27/09/2019

Waynakaa hadaba waynakaa

20/06/2019

Hubaal wxd thy naftayda Hagaha noloshayda fcn Hadaan ku heloon ku haysto wxn Hanan laa Aduunka Halyey karti leh baan ahaanlaa Ha yeeshee waa wn Habaaboo cidlaan keli heesayaa Habow baan ahy dartaa Haraad baan ahy bestay Hankaygiyo doonistaydu Hogbay halis ugu jiraan Hayaay diyo qayladayda habeena miyaad dareentay Anuunbaa show Hadraayee adigu iima war haysid๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ

22/05/2017

Halkan wxn kusoo bandhigi donaa wxii eebe IGA barray afka oo mansooyin ah plz like saar

22/05/2017

Balkan wxn kusoo bandhigi doona wxii eebe IGA baray afka hooyo insha Allah plz like siiya

Address

Berbera

Telephone

+252634695131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afka hooyo waa hoddan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afka hooyo waa hoddan:

Share

Category