Mustafe Ahmed

Mustafe Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mustafe Ahmed, Digital creator, Berberah.

Damiir-xumo iyo dadnimo-xumo heerkii u saraysay miyaanay ahayn in cashuurta masaakiintaa laga ururiyo in Clown Show lagu...
26/11/2025

Damiir-xumo iyo dadnimo-xumo heerkii u saraysay miyaanay ahayn in cashuurta masaakiintaa laga ururiyo in Clown Show lagu maalgaliyo oo haddana la yidhaa Wasaaraduhu miisaaniyadii loo qoondeeyay ee loogu talogalay inay dhiig joojinta Umulaha ku soo iibiyaan tickets-ka clown show-ga lagu daawanayo haku bixiyaan.

Ummadaha damiirka lihi waxan oo kale way ka dhiidhiyaan oo mudaharaad ayay kala hor tagaan.

Daacadnimadiinaa alle Wayne idinku abaal marinayaa ciidankaygiiyooow🥹
03/02/2025

Daacadnimadiinaa alle Wayne idinku abaal marinayaa ciidankaygiiyooow🥹

Mid ku doortay kii aan ku cugan duubna kugu soorin Mid ku diiday kii kuu dibjiray guulna kula daabayMid kastaba duqiisaa...
19/11/2024

Mid ku doortay kii aan ku cugan duubna kugu soorin
Mid ku diiday kii kuu dibjiray guulna kula daabay
Mid kastaba duqiisaa tahee duudka wada saaro
Isku duubnidoodana adkee waad ku degaysaaye.

Abwaan - Saar

12/06/2024

Gododka Ka soo baxa oo dhexda iskugu soo uruura
walee way is barteen reer kulmiya iyo saaxil sanadka maanta ah

Maansha Allah.Ciid Mubaarik dhamaanba umada muslimiinta ah Rabi sanado badan oo caafimaad iyo Cibaado suuban ah haynagu ...
10/04/2024

Maansha Allah.

Ciid Mubaarik dhamaanba umada muslimiinta ah Rabi sanado badan oo caafimaad iyo Cibaado suuban ah haynagu arsaaqo.

Aamiin

D.Hoose ee Burco 2-0 Asluubta Hargeysa.Haafkii H**e
05/03/2024

D.Hoose ee Burco 2-0 Asluubta Hargeysa.

Haafkii H**e

Dawlada Hoose Hargeisa team Vs  Dp World Berbera team   waxa idiin Rajaynayaah ciyaar wanagsan oo bilaa turxaana
28/02/2024

Dawlada Hoose Hargeisa team Vs Dp World Berbera team

waxa idiin Rajaynayaah ciyaar wanagsan oo bilaa turxaana

Hanbalyo Naadiga Dpworld Berbera  waad u qalanteen Guusha Sumcadii gobolkana waad ilaaliseen 💪
23/02/2024

Hanbalyo Naadiga Dpworld Berbera waad u qalanteen Guusha
Sumcadii gobolkana waad ilaaliseen 💪

21/08/2023

Ilaa goorma ayeeynu hiil walaal ku jiraynaa 🤔

05/08/2023

Qof baahani gob maaha
Reerkii ma saasa u danbaysay 🤔

Address

Berberah

Telephone

+252634264036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafe Ahmed:

Share