CARO MALKO MEDIA

CARO MALKO MEDIA iam aman whom respect others more than they do thanks as you stay with us.

we will provide you news,events and Entertaiment asoon as they happening click like the page to follow more we are here with you to talk about politcal discussion any other news sources you might like to heard.

DHURWAALE, oo ah deegaan dhaca Galbeedka Degmada Qabribayax Qiyaastii 25-30km,Waxaa Kasocota Qaban qaabada kullan Bulsha...
28/06/2026

DHURWAALE, oo ah deegaan dhaca Galbeedka Degmada Qabribayax Qiyaastii 25-30km,Waxaa Kasocota Qaban qaabada kullan Bulshada deegaankaas kasoo Jeedaa ay kaga tashanayaan Sidii Deehaanka Loo Magaaleyn Lahaa(Urbanization)
Dhurwaale, oo ah deegaan ku haboon Beeraha iyo Xoolaha ayaa Lagu wadaa in kor Looqaadi doono Adeegyada Bulshada sida Waxbarashada,Caafimaadka,Biyaha, iyo Laydhka Si Mustaqbalka dhow ay ugu dalacdo heer degmo.
Kasakoow Qurbe joogta deegaankan oo Badidoodu degan Carriga Mareykanka,Waxaa Qaban qabaada Gudaha ka Wada Dhalinyaro uu horkacayo Saaxiibkey Khadar Omar Abdiwahab(Saadiq) oo Ka sheekaynta Magaaladan igu dawakhiyey Iina Balanqaadey inuu Boos( Jaggo) iga siin doono anigoo ah Khadar Qowdhan

MADAXA XAFIISKA MALESHIYADA D/QABRIBAYAX   MIXIYADIINWUXU  CIIDNKA KUJIRAA MUDO DHAN 17 SANO WUXU SOMARAY XILAL KALA DUW...
26/06/2026

MADAXA XAFIISKA MALESHIYADA D/QABRIBAYAX MIXIYADIIN

WUXU CIIDNKA KUJIRAA MUDO DHAN 17 SANO WUXU SOMARAY XILAL KALA DUWAN WUXU KASO BILABAY ASAKARI ABALA HADA WAA MADAX MALESHIYADA
INTA OO XAFIISKA JOGO WUXU ISBADAL BALADHAN KASAMEYAY HAB DHAQANKA CIIDANKA NIDAMKA CIDANKA INTA OO JOGAY XAFIISKA WAA MUDO SHAN SANO WUXU QATAY ABAL MARIINO KALA DUWANA OO KAQATAY DAGMADA QABRI BAYAX IYO GOBOLKA FAFAN IYO HAYADAHA NABAD GALAYDA HEER DEGAAN WUXU DAGAMADA QABRI BAYAX KA QABTAY XASILINTA AMNIGA DAGMADA DHAMAN QABALEYADA DAGAMADA QABRI BAYAX WAA MASULKA KALIYA SI ISKU MIIDA LUGA WADA JECELYAHAY

Degmada Qabribayax  manta oo ay tariikhdu tahay 17/10/2018.waxaa sihabsamile ugabilowday Imtixaanka hashahadiga ee fasal...
24/06/2026

Degmada Qabribayax manta oo ay tariikhdu tahay 17/10/2018.waxaa sihabsamile ugabilowday Imtixaanka hashahadiga ee fasalka 6aad ee Sanad dugsiyeedka 2018 E.c
imtixaanka oo ay ufadhisteen arday tiradoodu dhantahay 497 arday. Ayaa socon dona mudo 2 maalmood ah.
Wuxuu na ku bilamay jawi dagan oo nabadgalyo

Waxaan urajaynaynaa dl ardayda imtixaanka qaadanaysa iyo waalidiinta kusoo tabcayba nasiib wacan iyo guul. Insha allah

masuul Nur Muxumed Cali dadal ficanbu wadaa

Magaalada Qadiimiga ah Ee Dhurwaale Ee Dagmada Qabribayax oo isku Tashi Bulsho Loogu Samaynayo Nidaamka Qorshe-Hagaha Wa...
15/06/2026

Magaalada Qadiimiga ah Ee Dhurwaale Ee Dagmada Qabribayax oo isku Tashi Bulsho Loogu Samaynayo Nidaamka Qorshe-Hagaha Waddooyinka (Masterplanka) Qurbajoogta u Dhalatay Dhurwaale Ayaana Fulinaya Barnaamijka Wadooyinka Loogu Saarayo Magaalada iyagoo kaashanaya Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka DDS & Maamulka Dagmada Qabribayax,

Waxaana Maanta Qaabsocodka Qorshe Hagaha Soo kormeeray Wafdi uu hogaaminayo Suldaan Mahamud Suldan Abdi Suldan Yuauf jeexow iyo Maamulka Dagmada Qabribayax, Hogaaminta Magaalada Qabribayax, Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka DDS & Qurbajoogta u dhalatay Deegaanka Gaar ahaan Degmada Qabribayax iyo Bulshada u dhalatay magaalada Dhurwaale

26/05/2026

dhaantadi dhurwaale

idiil ayruush iyo abdiwali

Maanta oo ah Yoomal Carafa,Malaayiin Muslimiin ahi ay ilaahey Dartii utaaganyihiin Carrafo,kuwo kale ay Soomanyihiin,Wax...
26/05/2026

Maanta oo ah Yoomal Carafa,Malaayiin Muslimiin ahi ay ilaahey Dartii utaaganyihiin Carrafo,kuwo kale ay Soomanyihiin,Waxaan halkan idiinka Codsanayaa Inaad Faataxada usoo Martaan Madaxweynaheenii Qaaliga ahaa ee Geeriyooday Axmed Maxamed Maxamuud( Siilaanyo), isaga iyo dhammaan Waalidiintii kale ee Soomaaliyeed ee Inaga Baxey,waxaan ALLE uga baryayaa inuu udambi dhaafo Naxariistiisa janana ka Waraabiyo.
Siilaanyo, Waxaa uu ahaa hogaamiye dhif arag ah, Masuul ehlu sharaf ah,daacad ah,leh karti aqoon iyo Haybad Hogaamineed.
Waxaan Qirayaa inui isagu Lahaa sharafta,Quruxda iyo Qabka Wali kasii Bildhaamaya Dalkeena,kuwaas oo inoosoo Jiidey in indhaha kale ee Caalamku inasoo Jaleecaan,oo ay inala arkaan Waxa aan Meesha ku hayno.

Mudadii uu hayey Xilka ugu Sareeya ee dalka oo aheyd Mudo ku Siman todoban sano,waxaa uu Fuliyey Mashaariico badan oo dalka Muhiim u ahaa,waxaa uu kor uqaadey dhaqaalaha dalka,waxaa uu Sameeyey Shaqo Abuur badan.
Mashaariicda Waaweyn ee Qabsoomey Waxaa kamid ah.
1. Dhismayaasha Qaarka kamida Jidadka isku Xidha Gobalada iyo Degmooyinka sida DILLA-BORAMA ROAD, BURCO- CEERIGAABO ROAD iyo kuwo kale.
2. Waxaa uu Ciidanka Dalka Markii ugu horeysay usameeyey Nidaamka Derejada,taasi oo kor uqaadey haybada,sharafta iyo Niyada Ciidanka.
3. Waxaa uu Saxeexay Mashruucii Maalgalin ee Abid ugu weynaa ee ay Somaliland heshay tani markii ay dib ulasoo noqotey Xoriyadeeda MAY18,1991,kaasi oo ahaa dib udhiska Dekada Berbera iyo dhismaha Wadada Berbera Corridor.
4.Waxaa uu Sameeyey Cadadka Lacahaha(Nodes) ee kala ah kunka shiling iyo shanta kun ee shilling.
5. Waxaa uu Gobalada Bariga Gaadhsiiyey Lacagta Somaliland iyaga oo horey u isticmaali jirey Lacagtii Shilin Soomaaliga ee Giimbaarta la odhan jirey ee dowladii Soomaaliya.
6. Kor uqaadida Mushaharka Shaqaalaha Dowlada Gaar ahaan Ciidanka iyo Macalimiinta Qaranka.
7.waxaa uu Qaddiyada Somaliland Geeyey Fagaarayaasha Caalamiga,isaga oo Markii u horeysay ubadheedhey inuu Dood kala Galo qadiyadan Koonfurta Soomaaliya oo horey wax iskaga Jireen.
Waxaan EEBE ka baryayaa in Siyaasi isaga oo kale ah uu udhasho Markale ummada reer Somaliland

W.Q. Khadar Qowdhan

17/05/2026

magaladi guyaaw so dhawaynti xildhibanada dagmada qabribayax

17/05/2026

Xisbigan xalashee xurmaysan
Xisbigan xirfadisu sarayso
Xisbigan caasimadi ka dhigay xariirta
Xisbiga barwaaqe barakaysan
Xaqbuu uhelaye marlaabad
Xildhibanadisa doortoo xurmeya

Waftigiii xisbigee boqday
Guyow siday u xurmaysay
Xildhibanada siday usoortay
Xeerkii gobeed weye
Barwaqana xisbigena weye

eryd lxnk abwaan jb

Waxaa maanta musharixiinta xisbiga Barwaaqo uga sharaxan degmada Gursum si heer sare ah loogu soo dhaweeyay centerka dha...
17/05/2026

Waxaa maanta musharixiinta xisbiga Barwaaqo uga sharaxan degmada Gursum si heer sare ah loogu soo dhaweeyay centerka dhakaayu

Waxaa intaas dheer in dhalinyarada Kebribayah si MuG iyo Miisan leh uga soo muuqdeen ololaha xisbiga Barwaaqo 🙏🏼❤️

17/05/2026

Hordhaca- murugo badan Magalada ..

Address

Boorama
002563

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CARO MALKO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CARO MALKO MEDIA:

Shortcuts

Share