Smart Cooling Systems Bosaso

Smart Cooling Systems Bosaso Goobtaada ayaa laguugu shaqaynayaa,

Cillad bixinta iyo gaasaynta Talaagadaha, Qasaaladaha, Mukayfka , Cookerada , ranjiyaynta guriga aqal furfurid iyo dayactir iyo iibinta iyagoo celis ah | Nala soo xiriir 0905684169 iyo xaafadda Laanta Hawada.

🔧 Qiso"Talaagad Ciladaysan & Bilow Cusub"Gabar ayaa taleefan naga soo wacday: “Talaagaddaydu ma qaboojinayso. Waa mid cu...
10/07/2025

🔧 Qiso"Talaagad Ciladaysan & Bilow Cusub"

Gabar ayaa taleefan naga soo wacday: “Talaagaddaydu ma qaboojinayso. Waa mid cusub, maxaa la sameeyaa?”

Waan u tagnay. Waxay ahayd cillad yar – compressor-ka ayaa buuq samaynayay.

Waxaan si xirfad leh u saxnay, 15 daqiiqo gudahood.

Iyadii ayaa na tiri:
"Shaqo sidaan u nadiif ah, aad bay u yartahay Bosaso!"

Waxaan kusoo qornay baraha bulshada. Subaxii dambe 7 qof ayaa nala soo xiriiray.

👉 Marka aad si fiican u qabato hal shaqo, toban shaqo ayaa kuu iman doonta.

TEL: 5 684169

📈

08/06/2025

DHAHAR QASAALAD, TALAAGAD IYO MARWAXADAHAAGA DAYACTIRO

03/06/2025
21/05/2025

Talaagad dhagxinaysa Bosaso, Cusayb ah.

Qiimaha $150

13/05/2025
04/04/2025

QASAALAD HAGAAJIN

22/03/2025

Qasaalad, Talaagad , mukayf,, Marwaxad iyo Cilad koronto soo wac gurigaaga ama goobtaada ganacsi ayaan kugu shaqaynaynaa

5684169

Smart Cooling Systems Bosaso

18/03/2025
18/03/2025

Smart Cooling goobtaada shaqo ama gurigaaga ayay kuugu shaqaynaysaa soo wac 5684169.

Smart Cooling Systems Bosaso Smar

13/03/2025
13/03/2025

SMART Bosaso Gurigaaga ayaa laguugu shaqaynayaa Talaagad, Qasaalad, Mukayf, Aqal xirxirid iyo furid , rajiyayn guri soo wac 5684169

09/03/2025

Cooker laga shaqaysiiyay kadib markii muddo aan loo isticmaalin cillad farsamo

Smart Cooling Systems Bosaso

Address

Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Cooling Systems Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share