Mohamett faizal

Mohamett faizal Hayaan media waa shabakad warbaahineed oo dhex-dhexaad ah. waxaana astaan u ah shaqo hufan, ballan ilaalin iyo shaqaale u carbisan shaqadooda.

Waxayna idiinsoo tabin doontaa barnaamijyo xambaarsan wargelin, wacyigelin iyo sooyaalFadlan like saar �

07/08/2023
Xaflad Lagu dhiirigelinayey arday dhammaysay kitaabka qur’aanka kariim ka ah iyo kutub kale ayaa lagu qabtay machadka ka...
27/05/2022

Xaflad Lagu dhiirigelinayey arday dhammaysay kitaabka qur’aanka kariim ka ah iyo kutub kale ayaa lagu qabtay machadka kalabayr ee ku yaal deegaanka kala-bayr ee Gobolka Nugaal.

Ardaydaan oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa gaaraya 16 arday oo dhigtay kutubta noocyadooda kala duwan.

28/03/2022

Qabriga Hooyadiis Buu ku Dul ooyay 😢

Muuqaal Dareen leh - Boqoradii ku Dhashay Dunida Ma Joogtaa ?

26/03/2022

Siciid Dani VS mohamed abdulllaaHi Farmaajo

09/03/2022

NAXDIN || Hooyo Somaliyeed iyo Ilmaheedi oo Caq (Biyo La'aan ) udhiman Gaaray

02/03/2022

Tiraddii ugu badnayd xildhibaanada ku mideysanaa Kudladii Anaa mudan ee baarlamaanka Soomaaliya, oo galbaday, Sheekooyin xiisaha leh ee kujira.

02/03/2022

DEGDEG | Kulankii galabta dhexmarilahaa Bosaso iyo Qandala oo baaqday

10/01/2022

Waa isbitaal casri ah oo ugaara xanuunada kudhaca dhagaha sanka iyo cunaha oo laga furay magalada garowe waxaa kahwlgala Dr.Ahmed gootaale iyo dhakhaatiirkale.

Kala xiriir 5514560/7418113/7245566

05/01/2022

Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo si adag uga hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Garoowe

04/01/2022

Gabadhii yareed Muna ka yaabsatay Sh.Abdirashiid Sheekh Cali suufi, kadibna abaalmarin ahaan u siiyay $1.000 dollar (kun dollar)



Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ay weheliyaan qaar kamid ah Cuqaasha iyo Nabaddoonada ...
03/01/2022

Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ay weheliyaan qaar kamid ah Cuqaasha iyo Nabaddoonada Gobolka Nugaal ayaa gaaray dhulkii shalay lagu dagaallamay.

Islaan Ciise iyo suldaan Siciid ayaa la kulmay Garab kamid ah dhinacyadii dagaallamay si loo joojiyo xiisadda colaadeed ee labada dhinac islamarkaana loo bilaabo waan-waan nabadeed.

Xaaladda Saax-maygaag ayaa maanta deggan kadib dagaal khasaare xooggan gaystay oo halkaas shalay ku dhexmaray labada dhinac.

Colaaddaas oo soo noq-noqotay ayaa salka ku haysa muran ka taagan degaamaynta Saax-maygaag iyo Senge-jebiye.

Dagaal beeleed udhaxeeya beelo walaalo ah ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanada Saax-maygaag iyo Sange-jabiye, ku...
02/01/2022

Dagaal beeleed udhaxeeya beelo walaalo ah ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanada Saax-maygaag iyo Sange-jabiye, kuwaas oo dhaca xuduudda goboladda Nugaal iyo Sool.

Khasaare dhimasho iyo mid dhaawac oo labada dhinacba ah ayaa jira, mana jirto cid weli kala Ka warbixin karta KhasaraHa iyo Samaynta uu gaystey Dagaalku

Dawlada Puntlnad oo amaro mar h**e Dul dhigtey ayaan dhaqan Galin arintaan oo mudo badan soo Noq noqetay ayaa Wali Loo helin Xal looga baaqsan karo Dagaal

Address

Boosaaso

Telephone

+252905084518

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamett faizal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share