Eng.yicib

Eng.yicib Designer,Editer,photographer & video grapher

09/01/2025

Maxaa Kacusub Dunida Technology yada ?? || Halkan Kala Soco Waxa Ka cusub Dunida Technology yada.

06/12/2024

"Kelmadda Sh.Maxamed Cali Yakhle" Xafladda Abaalmarinta Ardaydii imtixaanka ka gashay Kaalmaha H**e Dugsiga Daarul Qur'aan Bosaso.

06/12/2024

"Kelmadda Macalin Mowliid" Xafladda Abaalmarinta Ardaydii imtixaanka ka gashay Kaalmaha H**e Dugsiga Daarul Qur'aan Bosaso.

   Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Darul Qur'aan Boosaaso.
06/12/2024

Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Darul Qur'aan Boosaaso.

Koorsada Graphic Design: Adobe Photoshop iyo Adobe IllustratorWaxaan idin soo bandhigayaa koorsadan cusub oo Graphic Des...
04/11/2024

Koorsada Graphic Design: Adobe Photoshop iyo Adobe Illustrator

Waxaan idin soo bandhigayaa koorsadan cusub oo Graphic Design ah , oo lagu baranayo labada aplication ee ugu caansan: Adobe Photoshop iyo Adobe Illustrator. Koorsadan waxaa loogu talagalay inay ku siiso xirfadaha iyo aqoonta aad ugu baahan tahay inaad noqoto naqshadeeye xirfad leh Ama designer Ku shaqaysta xirfadiisa .
Wixii Faahfaahina kala soo Xiriir
https://chat.whatsapp.com/I97Uzb5OP1T78Fr6QzGosN

30/07/2024

Sheeko Qosol Badan๐Ÿ˜…๐Ÿ˜… "Sh.Maxamuud Xaliike"

23/05/2024

Mid Kamida Waalidiinta Ardayda Dugsiga Sare ee Mohamed Awale Secondary School Oo Buraanbur ku soo Dhaweysay Ardaydii soo guulaysatay

  Q.1 || Soo Dhaweynta Ardayda Dugsiga Sare Ee Mohamed Awaale Oo ku soo Guulaystay Tartan Aqooneedka Tartan Iyo Tacliin ...
23/05/2024

Q.1 || Soo Dhaweynta Ardayda Dugsiga Sare Ee Mohamed Awaale Oo ku soo Guulaystay Tartan Aqooneedka Tartan Iyo Tacliin Ee Bisha Ramadaan ||

Yaglel Technology

15/05/2024

Ganacsi aan Xayaysiin Lahayn waxa uu lamid yahay Qof dhagoola oo aan Hadli karin

  : || Kulanka Maamulka Macalimiinta Iyo Ardayda Kuliyada Shareecada semisterka 8aad Oo Ka Qabsoomay Beerta Nabada Istic...
04/05/2024

: || Kulanka Maamulka Macalimiinta Iyo Ardayda Kuliyada Shareecada semisterka 8aad Oo Ka Qabsoomay Beerta Nabada Isticmaar ||
Yagleel Technology Ugu Kaalay Sawiro iyo Muuqaalo Tayadoodu Sarayso.

  || Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Machadka SHareecada Ee Ibnu Xajar Al casqalaani Boosaaso ||
02/05/2024

|| Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Machadka SHareecada Ee Ibnu Xajar Al casqalaani Boosaaso ||

Xaflada Abaalmarinta Ardayda Nashaadaadka Dugsiga Sare ee Mohamed Awale Secondary School Boosaaso Yaglel Technology Ugu ...
01/05/2024

Xaflada Abaalmarinta Ardayda Nashaadaadka Dugsiga Sare ee Mohamed Awale Secondary School Boosaaso

Yaglel Technology Ugu Kaalay Sawiro Iyo Muuqaalo Qurxoon

0907916107 / 906 594 034

Address

Boosaaso
0907916107

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng.yicib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share